Marwaan Yare on Clubhouse

Updated: Jan 18, 2024
Marwaan Yare Clubhouse
3k Followers
2.4k Following
@haytimatiyaaz Username

Bio

🀴❀️🌹

Hadad isleedahay walaga baqaa ogow Kor cabsado malihi ee kal xishootan leeyhayπŸ€πŸ€πŸ™ˆπŸ’ƒ

Ragu waa 7
1.Nin raga 2.nin kalkaal 3. rife 4.rife kalkaal 5.dulqe 6.udub xujo 7.ana waa ikan

This life is designed to be difficult it's designed to be painful it's massive trial for all us we can have moments of happiness fallowed by difficulties then moments of happiness then difficulties If some body says(all i want to do is be happy) they're the most depressed people you'll ever find becouse you can't alweys be happy you can'tbe happy at the dentist office if you are see me afterwards you have serious psychological condition hhhh.

DRS MUZAMIL TEAM

Saddex wax waan jclhy?
1.amaanta🀣
2.ducada
3.haddiyada🎁
Saddex wax waan necbahay?
1.xaqiraada
2.eeda
3.xasinimada
Saddex waa ii astaan?
1.jaceylka
2.kalsoonida
3.dagananta
Sadex waan kacabsada?
1.biyaha
2.mugdiga
3.raga
Saddex waan ku ildoogsada?
1.ubaxa
2.ubadka
3.xeebta
Seddex waan aminsanhy
1.runta
2.rafiiqa
3.reerka
Saddex waan saluuga?
1.sirta dumarka
2.siriqda raga
3.soomali dhaqankeed
Saddex waan ka helaa?
1.suuganta
2.saaxiibada
3.sooryada
Saddex waan udhiman?
1.diinta
2.dalka
3.dadka
Saddex waan udulqadan?
1.daruufaha
2.doqonka
3.doonisteyda
Saddex waa sirta nolosheyda?
1.eex laan
2.afgaabni
3.ixtiraam
Saddex waan sadaalsada?
1.gogol nabdoon
2.guri barwaaqo
3.geesi an udhaxo
Saddex masugo soo labashadooda?
1.abaal aan galay
2.amaah iga maqan
3.arin iga horeyse
Saddex kuma dagdago ?
1.kulanka ragga
2.dalxiiska kadiska ah
3.kun iyo kow sheekadood
Saddex wa kalinteyda?
1.adeeg dhagar laana
2.adaab aqoontu raacday
3.astur amarka eeba ah
Saddex waan ogolahy anoo og xanuunkooda?
1.xaaska labaad
2.saddexad
3.afaraad

Haduu muuqu duug yahay armeey ruuxdu dahab tahay
Qalbi to qalbi

β”Œβ”€β”€β”€β”€β”€β€’βœ§ ─────
Dhalasho ciil uma qabo

Deerow dar maran ha uso durdurin

More Clubhouse users