Hassan Mohamed on Clubhouse

Updated: Apr 27, 2024
Hassan Mohamed Clubhouse
1k Followers
48 Following
@hassanturabi Username

Bio

🇸🇴
Waxaan ahay Muslim Aaminsan In Naska Diiniga ah yahay mid sugan, balse Fahamka Naskaasi Diiniga ah lagu kala Duwanaan karo.
Waxaan Aaminsanahay mideynta Dhinacyada Nolosha, ee Walaxda ( Maadiga) ku dhisan iyo Dhinacyada Nolosha Ruuxiga ah.
Waxaan aaminsanhay in Calmaaniyaddu xal u tahay khilaafyada gaamuray iyo Dhibaatooyinka ka dhex aloosan dunida Islaamka, mar haddii aysan ka hor imaaneynin Jiritaanka Eebbe iyo dhinacyada Ruuxiyadda ee Diinta.
Waxaan doonayaa waa helidda Nidaam Dowladeed ku dhisan:

1. Ilaalinta xuquuqda Aadanaha, oo ay Xorriyadda ugu horeeyso.
2. Ilaalinta Cadaaladda iyo Sinaanta.
3. Ilaalinta Aminiga Muwaadiniinta iyo Martidoodaba.
4. Dhowrista Muqadasadka Diiniga ah; sida Allah, Rasuulka, Nusuusta Allah iyo Rasuulkaba loo Tiiriyo. Naqdiguna uu kaliya ku ekaado fikirka Diiniga ah iyo saxsanaanshaha isha Naska laga helay.
5. Kala ilaalinta Diinta iyo Siyaasadda, si aysan diintu ugu milmin Siyaasadda oo aysan u macno beelin ama qolyo gaar ah aysan ku daneysan sidaasna ay ruuxiyadeedii ku weynin.

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 17, 2024 1,023 +1 +0.1%
January 21, 2024 1,022 -1 -0.1%

More Clubhouse users