Raamsade Libaax on Clubhouse

Updated: Oct 31, 2023
Raamsade Libaax Clubhouse
115 Followers
354 Following
@hargaysaawi10 Username

Bio

Dear Xaaskeyga Mustaqblaka Aan Guursan Doono Hadii Aad Arkeysid Qoraal Keygan, Marka Hore Aad Baan Kuu Salamaya, Salan Kadib Waxan Kuu Shegaya Aniga Hada Aqoon Kuuma Lihi Mana Aqaano Meeshaad Aduunyada Kaga Nooshahay, Sidoo Kale Ma Garan Karo Inaad Tahay Quruxleey Kacsan Iyo Ineey Foolxumo Kugu Goobatay, Mana Ogi Inaad Wadaad Iska Tahay Iyo Inaad Reera Shukaansi Tahay Balse Waxa Kaliya Ee Aan Ogahay Ayaa Ah Inuu Calaf Isugu Keena Jiro Oo Aan Is Guursan Doono Goorteey Ahaataba, Sidaa Darteed Waxaan Kaa Codsanaya Hal Asxaan Inaad ii Sameysid. Fadlan/Please/Bil Ixsaanik Waan Ku Baryaa Alaabtaas Amaanada Kugu Ah ii Xafid Oo Si Fiican Iigu iLaali, Waa Hadii Aad Si Fiican ii Fahantay, Hadii Kale Habeenka Isugu Keena Horeysa Ayaa Waxan Kuu Qaadi Doonaa Heestii Farxiyo Fiska Ee #Wadada_Ku_QulQul

Waan Kaaga Mahad Celinaya Waqtigaaga Qaaliga Ah Iyo Weliba Sida Dagan Ee Aad Fariin Teeyda U Akhrisatay. Hadal Badan Haan Ma Buuxshee Waxan Ugu Dambeyntii Ku Leeyahay I Already Love You Bby.

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
October 31, 2023 115 +2 +1.8%
October 11, 2022 113 -5 -4.3%
August 16, 2022 118 -3 -2.5%
June 03, 2022 121 -5 -4.0%
April 26, 2022 126 +1 +0.8%
March 19, 2022 125 -2 -1.6%
January 20, 2022 127 +3 +2.5%

Charts

Member of

More Clubhouse users