Kayd Caashaq on Clubhouse

Updated: Sep 29, 2022
Kayd Caashaq Clubhouse
2.1k Followers
2.5k Following
@hanuniye Username

Bio

Clubhouseku waa doon
Dunidu wadasaarantahay
Dadkuna kalamaan yihiin
Midsoodaalaa kujira
Dantiisa midaan ogayn
Waqtiga dilayaa kujira
Daruufi midaybadoo
Cidlada diidaa kujira
Miduu stress diloo
Isaga damiyaa kujira
Dangaara midfaafiyoo
Lasoodirsadaa kujira
Malcuun diintii katagoo
Daliilna rabaa kujira
Midmuran doondoonayoo
Doodaha kahelaa kujira
Miduu duufsaday iblays
Danbiga jecelbaa kujira

Kaligi duulbaa kujira
Cidii fikirkiisa diida
Durbaba gaalo uyaqaan

Wadaad diintiyo sharciga
Dareersha xaqaa kujira
Aqoonyahan daacadoo
Daruuso baxshaa kujira
Abwaan doorkii murtida
Dhankiisa kadaadahshoo
Bulshada udigaa kujira
Dayare guurdoonahoo
Dhigii daydayaa kujira
Siyaasi isdifaacayoo
Midkale durayaa kujira
Wagarad iskuduubanoo
Dadaal iyo howlkariyo
Dulqaadka badshaa kujira
Shaqayste dugaashigiyo
Wehesha doonayaa kujira
Fanaaniin diiranoo
Codkoodii dabacsanaa
Kumada daashaa kujira

@@@@@@@@@@@

Aduunyadu waasalaanoo
Silsilad weeyaan dhamaan
Dunidu waa saacbi saac

Bariyo waasaandamboo
Sax iyo qaladbaa iskuxiga
Wixii shalay lagusugnaa
Marbaad seegtaa hadeer
Naftuna waysiirabtaa
Nasiibkuna waasugaa

Kooraska

Adaa iisoosocdoo
Hadana igasiisocdee
Jacaylkaad soosidaa
Sadbuu iinoqonlahaa
Hadii aad isiinlahayd
Anaasugayee xubiga
Sideen kuugu sayriyaa

Ayaamuhu waasidii
Jacaylkuna waa isitaa
Walina waan soomanahay

Samirka mahilmaamayee Hadanaa
Safarkaa igudheer
Sibaan kuudhawrayaa
Hadana iskuseeganahay
Naftana waankugu sabaa
Sirtaydana waad ogtahay

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
September 27, 2022 2,100 -100 -4.6%
September 24, 2022 2,200 +100 +4.8%
September 22, 2022 2,100 -100 -4.6%
September 21, 2022 2,200 +100 +4.8%
August 14, 2022 2,100 +100 +5.0%
June 26, 2022 2,000 +100 +5.3%
April 16, 2022 1,900 +100 +5.6%
April 14, 2022 1,800 -100 -5.3%
April 07, 2022 1,900 +100 +5.6%
March 10, 2022 1,800 +100 +5.9%

Charts

More Clubhouse users