Hal abuur can ah on Clubhouse

Updated: Jun 9, 2024
Hal abuur can ah Clubhouse
2.7k Followers
3.3k Following
@halbuursom12 Username

Bio

Hadii niyada laga jabi ama balan lagaga baxay haka wal walin maxa san la igu galay aniga mar walba ee ka fikir waq tiga aad siisay in uu niyada kaa dha waca qofkaas ❌❌❌❌


Waliga inta no shahay ha isku dayin qof dumar ah in aad u gey sato dhib ama dhawac aleen wa mida ku dheshe aq ligaga ha shaqeye . Faraxow h✅✅✅✅✅


Aduunka waxan ugu jcl lahay waa dumar wayo wa hoyadeey waa wala shey waa eda deey waa habar yar teey waa xaska aan gur san dona oo ii dhixi doonta ana aan u dhixi doona waa gabarta aan dhali doona waa mida ifka igu bar baarisay oo 9 bilod caloosha igu siday oo iga dha qeysay mataga iyo saxarada waa mida hadalka Ibartay sida loo hadla seen u xumeen kara dumar waxaa uu alle ku dhax beera dad nool ax😭 hadana ma ahan 100 leey ee waaa 50 leey ilaah waxan ka baryaa aaqira iyo aduun in uu janada ku ir saaqa dumar keena sharafta leh ragoow dumarka aan wanaajina aan dahab kadaran aan u ilaalina shaalay ayada aya Hal kaan ama heer kan na keen teee gabar walba ama hoyo walba Naf teeyda ayan kaa jcl wlhi

Hadii ad aragto nin gabar la doodayo ama la cay tamayo ama qol intuu soo furta ku cay nayo dumar naga mid ma ahan ee rali ahado dumarow wad na dhashen. wayo dan yerka lagama dhadhicin kara .mooska. aya ka macan. Malabka.🙏💯

.1. Ogow gabarta aad jclka ku abuurey sid oo niyada aad ka dhaweceyso ood ka oy sineyso haben iyo malain😭😭
Ogow in uu la dhashay geesi aan gaban oon u ogoleen in ay il biriq si ay oyso 😭 ama aay ciishoto balse ay san awood u lahen in aay la wadagto dhib keeda lkn adiga ayey ku dor biday in ay nafta ku siiso lkn nacas maxu kayaqana dahab lasii ee ilaaliyo dumarka waa laf dhabarta naf teena 🙏🙏🙏🙏🙏💯💯💯🎤


❤❤❤❤❤❤❤😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💢👍💗💖

🅷︎🅾︎🅾︎🆈︎🅾︎🅷︎🅰︎ 🅾︎🅾︎🆈︎🅸︎🅽︎🥀🌹♥︎♡︎☾︎☾︎

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
June 09, 2024 2,740 +2 +0.1%
May 06, 2024 2,738 +3 +0.2%
March 22, 2024 2,735 -1 -0.1%
March 05, 2024 2,736 +6 +0.3%
February 12, 2024 2,730 +5 +0.2%
January 26, 2024 2,725 +1 +0.1%
January 09, 2024 2,724 -76 -2.8%
January 04, 2023 2,800 -100 -3.5%
October 22, 2022 2,900 -100 -3.4%
September 10, 2022 3,000 -100 -3.3%

Charts

More Clubhouse users