VIHANA🩷 Swee on Clubhouse

Updated: Mar 28, 2024
VIHANA🩷 Swee Clubhouse
1.5k Followers
1.2k Following
@hala4l Username

Bio

@power-girrl >³ 🫶❤️👸

لا تنتظر السعادة لتبتسم ولكن أبتسم وسوف تكون سعيدا 🌸☁️


Don't wait for happiness to smile but smile and you will be happy🌸☁️

Ha sugin farxada si aad u dhoola cadayso balse dhoola cadey waxad Ahanaysaa Mid Faraxsan 🌸☁️


✨من يريدك يفتح ألف قصة ليتحدت معك....🥹❤️

⚡️Qofka ku rabo wuxuu furayaa kun sheeko si uu kula sheekaysto...🥹❤️

Ereya walboo qurux badan ma ahan kuwo run ah, ereya walboo run ahne ma ahan kuwo qurux badan!🌹🖤


Waxan hubaa darenka aan ku qawo in uusan mar naba is badaleynin hada ila jogto iyo hadad iga
Maqan tahay waxa tahay ruux
Aan dunida oo dhan ula dagali karo waliba bilaa
sawab____!🥺❤️🫀🫂💍


𝘈𝘸𝘢𝘺 𝘬𝘶𝘸𝘪𝘪 𝘴𝘩𝘢𝘢𝘭𝘢𝘺 𝘬𝘶 𝘥𝘩𝘢𝘩𝘢𝘢𝘺𝘢𝘺, 𝘨𝘦𝘳𝘪𝘥𝘢 𝘰𝘰 𝘬𝘢𝘭𝘪𝘺𝘢𝘩 𝘢𝘺𝘢𝘢 𝘯𝘢 𝘬𝘢𝘭𝘢 𝘬𝘢𝘹𝘦𝘺𝘯 𝘬𝘢𝘳𝘵𝘰, 𝘮𝘢𝘯𝘵𝘢𝘯𝘢 𝘭𝘢'aantaada ayee faraxsanyihiN 🔥☺️

ℕ𝕆, 𝕊𝕌𝕌ℝ𝕆👊🚫
ℕ𝕆 𝕄𝕌𝕏𝕀𝔹𝕆🤝 𝕀𝕐𝕆 𝔾𝔸𝕃𝔾𝔸ℂ𝔸𝕃😠



1.Hadii aad qof sirtaada uu sheegto waxad gacanta ugalisy waran uu kagu dhufan karo maalinti uu mugo ama ubahaado


2.hantidu waasida biyaha badha oo kale markasta ood ka cabto waad sii oomi


3.hadii aan nahay bani aadam nalooma abuurin inaa baaqi noqon hadaba ka tag raad wanaagasan



4.mashaakil badan ayaa qarsoomi lahaa hadii ay dadku bartan in ay isla hadlaan intii ay iyaga iska hadli lahaayeen


5.isaanku wuxuu ubaahanyahy laba sano si uu u baarto  aamusnaanta


Qof kastaa wuu baxaa, laakiin bixitaannadu way ku kala duwan yihiin...Qaar waxa ay tagaan marka aad u baahato, qaarna waxa ay tagaan mar haddii ay dhamaato baahida ay kuu qabeen

, qaarna waxa ay tagaan markay helaan beddelkaaga, qaarna way iska tagaan si ay noloshooda u dhammeeystaan adiga la'aantaa, waxaa jira

kuwo tago marka ay ogaadaan in aanay qalbigaaga meelna kaga jirin
Si kastaba dhammaan dariiq yada tegitaanku waa mid xanuun badan💔😢.

🥰❤️

- Qofna ma beddeli karo qof.  Laakiin qof ayaa sabab u noqon kara in qofku is beddelo.  😊❤️

-Haatan Iyadoo qof walba uu mashquulsan yahay si gaar waxaa jira indho qurux badan oo hada aqrinaya qoraalkeyga❤️😇
✨ilaahey hakuu sahlo wax walboo aad jeceshay iyo riyooyinkaaga❤️‍🩹🥰


❤️

Markasta oo an xazuuzto xazuuzihi quruxda badna ee ad isin jirty waxa aan noqda qof aan is qaban karin meel kaste oo an jogana wan iska ooya 😢 dad anigoo la joga ayan cidlonaya😢😭 noloshayda waxad isiisey waqtiyo qurux badan   qof qalbigisa intad jabineyso adiga oo laf ka mida lafihisa jabiya aya ka fican run ahanti 😭💔🤍😢💔

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 28, 2024 1,585 +7 +0.5%
March 10, 2024 1,578 +20 +1.3%
February 18, 2024 1,558 +15 +1.0%
January 31, 2024 1,543 +21 +1.4%
January 14, 2024 1,522 +10 +0.7%
December 29, 2023 1,512 +13 +0.9%
December 13, 2023 1,499 +9 +0.7%
November 28, 2023 1,490 +1 +0.1%
November 05, 2023 1,489 +4 +0.3%
October 27, 2023 1,485 -1 -0.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users