Q᩶a᩶l᩶b᩶i᩶ D᩶h᩶a᩶y᩶a᩶h᩶ఌ᩶ on Clubhouse

Updated: Mar 14, 2024
Q᩶a᩶l᩶b᩶i᩶ D᩶h᩶a᩶y᩶a᩶h᩶ఌ᩶ Clubhouse
2.6k Followers
2k Following
@hadiiyah Username

Bio

.

2. Hadalkaaga kor u qaad, ma aha qayladaada. Roobka ayaa ubaxa bixiya, ee ma aha onkodka.

3. Ha murugoon. Wax kasta oo aad weydaa waxa uu kuugu imanayaa qaab kale.

4. Mar kasta oo aad keli tahay, xusuusnow in uu Eebbe qof kasta oo kale bannaanka u saaray, si aad keli isugu noqotaan adiga iyo isagu.

5. Nabarku waa meesha uu ilaysku kaa soo galayo.

6. Fanka ogaalku waa in aad ogaato waxa mudan isdhagamarinta.

7. Waxa aad raadinaysaa waa uu ku raadinayaa isna.

8. Dab ku qabo noloshaada. Raadi kuwa huriya holacaaga.

9. Marka aad bilawdo in aad jidka raacdo, jidku hortaada ayuu ka muuqan doonaa.

10. Sabir marka aad fadhido mugdiga. Waagu waa uu soo socdaa.

11. Ka ilaali naftaada fikirkaaga.

12. Iska aamus, gacanta Eebbe oo keliya ayaa ka suulin karta culaysyada qalbigaaga.

13. Mar kasta oo aad deggenaanta badiso, waxa kordha awooddaada maqalka.

14. Ilhaamta aad raadinaysaa adiga ayay kugu dhex duugan tahay. Aamus oo dhegayso.🤎🥰❤️‍🩹.





Jacaylku idho maleh dhegona ha sheegin mcn anigu wax dambi ah malihi waayo qalbigaygu aniga oo aan war u hayn yuu iga kaa raacay , runtii noloshaydu alle ka sokow adiga ayay kugu xiran tahay fadlan haygu daawan caashaqa”.

Waana ku jeclaan doonaa inta ay nafta amaanada ay igu jirto.❤️🌎🖇






❤️ ₥₳₮₳₦₭ɆɎ₲ł 🤴🏾QØĐØ฿ ⱤⱧ🤴

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 14, 2024 2,698 -2 -0.1%
February 21, 2024 2,700 +5 +0.2%
February 04, 2024 2,695 +7 +0.3%
January 18, 2024 2,688 +13 +0.5%
January 01, 2024 2,675 +5 +0.2%
December 17, 2023 2,670 -130 -4.7%
January 05, 2023 2,800 -100 -3.5%
October 02, 2022 2,900 -100 -3.4%
August 24, 2022 3,000 -100 -3.3%
July 19, 2022 3,100 +100 +3.4%

Charts

Member of

More Clubhouse users