queen cadarey on Clubhouse

Updated: Jul 20, 2023
queen cadarey Clubhouse
93 Followers
99 Following
@hadid3 Username

Bio

Hadii aad dantaada racato dad badan baa ka xanaajin kartaa πŸ˜πŸ’• Maraka hore nafatad ku kalsonaw. γ€Š Waxad Noqon kartaa Shaqsi la iibsan karo Markaad Dhuuni Raac tahay》Noqo Hage Ha Noqon Dhuuni Hage. Hooyo
Hooyoy la'aantaa
Adduunyadu hubaashii
Habeen kama baxdeenoo
Iftiin lama heleenoo
Dadku uma hayaameen
Xiddig hawd ka lulatoo
Sida haad ma fuuleen
Dayax heego joogoo
Hubka laguma tuureen
Hawo laguma gaadheen
Cirka hirar ka muuqdoo
Hooyoy addoomuhu
Halkay maanta joogaan
Adigow horseedoo
Intaad hanad xambaartee
Haaneedka siisee
Horaaddada jaqsiisee
Habtay baan xisaab iyo
Tiro lagu heleynoo.
Marka aad nin hiilloo
Laga baqo hashiisiyo
Halyey diran dhashaabaa
Hooyo lagu xusuustaa
Marka aad nin hoo-loo
Gurigiisa habaqluhu
Isku soo halleeyoo
Hayntiisa quudhoo adun aqiiro allha kudhowra hoyo mcnπŸ₯°πŸ’•πŸ˜˜β€οΈπŸ’‹

Member of

More Clubhouse users