xoogwayne Ali on Clubhouse

xoogwayne Ali Clubhouse
2.1k Followers
1.9k Following
@haaji.a Username

Bio

1. Aqri kana qaado wixi muhiim ah

2.Waxaa jira dad ku maqli kara adigoo ku hadlaya kumanaan eray hadana aan ku fahmeyn. Waxaa jira dad ku fahmaya adigoo xitaa aan hal eray ku hadlin.

3. Haddii aad ka cabsan jirtay kelinimada (cidlada). Hada ka cabso inay saaxiib kuu noqdaan dad xun.

4. Qof kasta qalad ayuu sameeyaa nolosha, laakiin taasi macnaheedu maaha inay naftooda u ciqaabaan. mararka qaar dad wanaagsan ayaa sameeya doorasho xun, micnaheedu maaha in ay xun yihiin. micnaheedu waa in ay bini’aadan yihin

5. Waxaa jira shan kelmadood muhiim ah nolosha. Caqiido, Jaceyl, Daacadnimo, Aaminaad iyo Xushmad. Haddii ay noloshaada ka maqan yihiin ku dhaqanka Kelmadahan wax badan baa kaa dhiman.

6. U isticmaal codkaaga naxariis, dhegahaaga wax kheyr leh inay maqlaan, gacmahaaga sadaqo, maskaxdaada runta, qalbigaaga jaceyl, jirkaaga oo dhan cibaado iyo Alle ka cabsi.

7. Xabsiga ugu weyn ay dadka ku noolaadaan, waa cabsida iyo ka welwelida waxa dadka kale ka aaminsan yihiin

8. Hadii aad iska hadasho wax badan waxaad ku celinaysaa wixi aad horay u taqaanay keliya. Laakiin haddii aad dhageysato, waxaad baraneysaa wax cusub.

8. Qof kaa hooseyo hadii aa geeyo darajo sare ogow adne inuu ku geeynayo Darajo hooseeyso, 🤔🤔🤔
~xoogwayne Ali ~

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
January 05, 2023 2,100 -100 -4.6%
October 09, 2022 2,200 -100 -4.4%
August 24, 2022 2,300 -100 -4.2%
July 08, 2022 2,400 -100 -4.0%
May 09, 2022 2,500 -100 -3.9%
May 03, 2022 2,600 +100 +4.0%
April 30, 2022 2,500 +100 +4.2%
April 28, 2022 2,400 +100 +4.4%
April 26, 2022 2,300 +100 +4.6%
April 21, 2022 2,200 +200 +10.0%

Charts

More Clubhouse users