🅜🅓 🅘🅖🅐🅛 on Clubhouse

Updated: Oct 12, 2023
🅜🅓 🅘🅖🅐🅛 Clubhouse
1.4k Followers
1.1k Following
@guulaamo Username

Bio

꧁𝗧𝗛𝗘 𝗠𝗢𝗗𝗘𝗥𝗔𝗧𝗢𝗥꧂
💐𝐓𝐄𝐀𝐌 𝐗𝐔𝐑𝐌𝐎 𝗜𝗬𝗢 𝐗𝐈𝐋𝐊𝐀𝐒🙏😎
꧁𝙏𝙀𝘼𝙈 𝘽𝘼𝙉𝘼𝘼𝘿𝙄𝙍꧂😍🖤
𝐊𝐚𝐩𝐭𝐚𝐧 𝐀𝐤 𝐂𝐥𝐮𝐛
Qalbiyadda mideysan 😍🥰
👻Guulaamo
"Erayada qaar qalbiga ayey toos u abaaraan iyaga oo aan ogolaansho weydiisan, sida in qof kuu sheego in indhahaagu qurxan yihiin, dharkaagu qurxoon yahay, qosolkaagu uu yahay mid gooni ah, waan jeclahay hab fikirkaaga, waan u xiisay inaan maqlo codkaaga, midabkani wuu kugu habboon yahay, garabkaaga ayaan ahay si kasta oo ay wax u dhacaan, adigu qayb baad ka ahayd ducadeydii... Waa uun ereyo fudud, Laakiin waxay soo celin karaan ruux, bogsiin karaan nabar, waxayna abuuri karaan dareen farxad leh, sidaa darteed ha ku bakhaylina xarfahiina, daacad u noqda jacaylka, noqo hoy naxariis leh, waayo adduunyadu way xuntahay in kufilan ''💙 Turjumid.

Kasoo kabatay dhibkii
Waxay la kacaa kuftaba
Wataa lays kaashadee
Kadeedkii laga bogsaday

Kaah iyo nuur baa ka baxay
Kacdoon dhulkuu dunshoo
Karaamadii ay lahayd
Kusoo noqotay kun jeer

Quruxda kaalmaa sarsare
Afrika kow bay ahayd
Haddana sii korodhsatoo
Canada iyo Washington
Ayay la kalaamaysaa

Mogadishay muuq wanaag maan kaan kugu hayaa 🇸🇴🥀🙋‍♂️

Ilaaheeyoow, keligeey kuma jecli, laakin anigu keligaa ayaan ku jeclahay.


https://www.clubhouse.com/join/team-xurmo-iyo-xilkas/Yv2z1bpv/xoQ76gw8


”الم يعلم بأن الله يرى“

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 17, 2022 1,400 -100 -6.7%
November 05, 2021 1,500 +595 +65.8%

Member of

More Clubhouse users