ZULTAN DHEEG on Clubhouse

Updated: Mar 20, 2024
ZULTAN DHEEG Clubhouse
1.2k Followers
1.1k Following
@garxajis_bari Username

Bio

๏ทฝ

๐‘€๐‘Œ ๐ท๐‘ˆ๐‘€๐™Š
โ€œ๐‘†๐ด๐ด๐น๐ผ ๐‘Š๐ธ๐ธ๐‘Œ๐ธโ€œ๐Ÿฅฐ

โ€œ๐—”๐—Ÿ๐—ซ๐—”๐— ๐——๐—จ๐—Ÿ๐—œ๐—Ÿ๐—”๐—”๐—› ๐—–๐—”๐—Ÿ๐—”๐—” ๐—ก๐—œ๐—–๐— ๐—”๐—ง๐—œ๐—Ÿ ๐—š๐—”๐—ฅ๐—ซ๐—”๐—๐—œ๐—ฆ๐—œ๐—ฌ๐—”โ€œ๐Ÿฆ

Saw nimanka haday dibirsaman daymo kulul maaha
Saw nimanka waxii dalansada ay dacar dhamaan maaha
Sow Nimanka Madhiin ku durey Danane Giib maaha.
-Sow Nimanka Doocaame iyo daaqa Jaray Maaha.
-Sow Nimanka Dacalaale iyo Xertii diley Maaha.
-Sow Nimanka Wadaadkii Dib jirnimada Badey maaha. (Sayid ina abdale xasan)
-Sow Nimanka daarood ku xaar dab ka shidey maaha.

-Sow Nimanka daahyaale iyo dura lahaa maaha.
-Sow Nimanka doofaaradii diinta baray
maaha.
-Sow Nimanka daaduunka baday dalawadii maaha. (Hashii cartan)
-Sow Nimanka duumaale iyo jiidhey Darey maaha.

-Sow Nimanka dalandooliye Cali duubey maaha.
-Sow Nimanka Laasaha Danood dayr ku xidhay maaha.
-Sow nimanka daraatoole iyo walwaal degay maaha.
-Saw nimanka dooxooyinkii looga diday
Maaha.
-Duulaanka Garxajis saw kuma damaashaado.

Miyaa nala dilaa saw wixi daran ma baabiino.
-Miyaa nala dugaarayn karaa saw dad looma waayo.
-Miyaa colal naloo soo dira saw dabka ma ruubsino.

-Sow saanad darrandooriya oo dihin ma leefsiino.
-Doomarta saw uma galnoo Daanka kama shiishno.
-Sow duud abeesiyo wadnaha diirad kama saarno.
-Sow daayaciin kama dhignoo doorka kama layno.
-Sow dabinka kuma roorinoo duuyo kama reebno.

-Sow dooga kama caydhinoo daaqa kama riixno.
-Sow daxalka kama maydhanoo dib uma liibaano.
-Sow dirirta kuma aarsano Doorad kama Cayaarno.
-Dulaanka Garxajis Sow kuma damaashaado.

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 20, 2024 1,247 +4 +0.4%
March 03, 2024 1,243 +6 +0.5%
February 10, 2024 1,237 +9 +0.8%
January 24, 2024 1,228 +4 +0.4%
January 07, 2024 1,224 +4 +0.4%

Charts

Member of

More Clubhouse users