Iron Lady on Clubhouse

Updated: Jul 11, 2023
Iron Lady Clubhouse
572 Followers
594 Following
@garadkadhalinta Username

Bio

وإن سألوني عن أغلي ما أملك سأكفني بذكر إسمك 😊


★ 𝑻𝑬𝑨𝑴 ♓𝐞𝐚𝐥𝐞𝐫𝐬 🅵︎𝐚𝐦𝐢𝐥𝐲 彡★
彡★ 🅿︎𝑹𝑬𝑺𝑰𝑫𝑬𝑵𝑻 𝑶𝑭 ♓
彡★ 𝑵𝑼𝑪𝑴𝑨𝑨𝑵


𝐘𝐀𝐀 🅺︎𝕌🆂︎0️⃣🅳︎𝗶®️🅰️𝐘 𝗙𝗔♏𝗶𝕃𝐘🐯☆

Toolmooni hadal waa inuu tol u dhexeeyaaye
Tuushkii xun iyo wiil yar waa la isla tiirshaaye
Waa laysku wada tiirsan yahay sida tis oodeede
Taabbaa la sii furi hadduu kibir ku taabtaaye
Walle ina raggow talo adduun taada uun ma aha
(Qamaan bulxan)


Qiimaha ereygaad dhahayso
Qawlkiyo heestaad dirayso
Qofkaan dhaadayn ka dayso
Qudhaada hadaad hurayso
Qofku quudhsaday ka hayso
Ilmada hoorteed qubayso
Qofki u qalmaaya raadso



Dir dir la isu laayiyo intaan
weerar daba joogno
Ooy dumarku weerkii sitaan
danabadii waayey
Uu sida dureemada u yaal
meydku dibaddiinna
Wallee doogsan maysaan haddaad
dunida joogtaane
Dugsi male qabyaaladi
waxay dumiso mooyaane😔
(Timo-cadde)

Member of

More Clubhouse users