Amjaa SĦɆƗꝀĦ𓅓 on Clubhouse

Updated: Aug 5, 2023
Amjaa SĦɆƗꝀĦ𓅓 Clubhouse
735 Followers
789 Following
@freehugz071 Username

Bio

{وَمَنْ أَحْسَنُ قَوْلًا مِّمَّن دَعَآ إِلَى ٱللَّهِ وَعَمِلَ صَٰلِحًا وَقَالَ إِنَّنِى مِنَ ٱلْمُسْلِمِينَ}.



﴿ وَنُنَزِّلُ مِنَ الْقُرْآنِ مَا هُوَ شِفَاءٌ وَرَحْمَةٌ لِلْمُؤْمِنِينَ وَلَا يَزِيدُ الظَّالِمِينَ إِلَّا خَسَارًا ﴾.❤🥰


MY SnP; freehugZ071

We are born to be real, not perfect👌💯






Wakhti lumay Dorraadoow😒
Wallee Kuma Dugaashado😌
Wallee Nolol dambaysaay🤔
Shalay kaama Daydayo🙄
Wallee Dunida maantaay
Berri kuguma Doorsado🙅‍♂️
Wallee Filasho Daahdaay
Durba kaama Niyad jabo.😧☹
-----------------------------------------

The best of me is yet to come🙈


Ereyo yar oo wanaagsan ayaa qofka caawin kara. in ka badan inta aad u malaynayso😘



At the end of the day, tell yourself gently, 'I love you, you did the best you could today, and even if you didn't accomplish all you had planned, I love you anyway.🥰💯👌


"Waxa jira qof xifdinaya ereyadaada aanad u aqoon inay macno leeyihiin .. jeclaanayana codkaaga aanad u aqoon inuu dhadhan laheen"🙈❤️


Naagaha middii quruxsan ee qaali lagu sheego 👸
Amuu aabbaheed qarin jiroo qawlad lagu oodo
Sahal buu u qaataa ninkii qaalmo bixiyaaye🐪🐪

Dhihida macasaalaamo waa dhimashada qayb kamid ah😢😭

Kartidaadu waa door 😘
Kasmadaadu waa deeq
Gobonimo dirkediyo 😘
Dabcigaagu hooyoy😘
Waa darajo gooniya.😘🤱❤


🔴Wanaagaa loo dhashaa,
🔷️Wacnaantaa lagu dhintaa,
⚫Intii wacan baa dadkana
✅Walaalnimo loo xushaa.....









































































.

















































.







.





.
.
.
.










.











.











.









Ninki han yar ba hurdada ka dhargee ileen waagi baa baryay 🌄 🌅 🌄 🌅








































































.





.








.








.



















Ma ogtahay
siraadeey
somali o idil
uma sidatid
quruxdee qaar
kula simaa jira😬🙄☹

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
August 05, 2023 735 +189 +34.7%

Member of

More Clubhouse users