Cureeji Ali on Clubhouse

Updated: Aug 29, 2023
Cureeji Ali Clubhouse
427 Followers
320 Following
@fiican Username

Bio

{إِنَّا نَحْنُ نَزَّلْنَا الذِّكْرَ وَإِنَّا لَهُ لَحَافِظُونَ}



ارحمو من في الارض يرحمكم من في السماء.


Midigtaadu yey noqon
Mid tolkeed u muruq weyn
Murjinkaagu yuu noqon
Magli dila walaalkii
Magacaagu yuu noqon
Mid xumaan ka marag-kaca
Sida macawisaa qaar
Ninba maalin yuu xidhan
Hadba kii muraadle ah
Hawga dhigin maqaar-saar
Mar waxaad dhandhamisiyo
Mijin qaad ah haw dhiman
Hana talin masiibiyo
Wax makhluuqa kala dila
Maskaxdaadu yay noqon
Maqal lagula leeyahay
Yaan toban muftaax iyo
Lagu furan masaabiir
Waxaad shalayto mudatiyo
Mahadhada xusuusnoow
Halkii qorigu kaa muday
Mar labaad lugtaadiyo
Cagtu yaanay kula marin

Ibrahim Gadhle iyo Maansada (Mulaax)

Member of

More Clubhouse users