X͟A͟A͟W͟A͟,A͟K͟H͟I͟Y͟A͟R͟ on Clubhouse

Updated: Apr 18, 2024
X͟A͟A͟W͟A͟,A͟K͟H͟I͟Y͟A͟R͟ Clubhouse
4.6k Followers
139 Following
@farxiya.foos143 Username

Bio

✅Sadax Waa Jecelahay. Waa Maal Garaadkuye
1️⃣Amaanta😂 Hada Garasha Ledahy
2️⃣Ducada🤲 Gacan Eeba Mooyee
3️⃣Hadiyada🎁 Uma Bahnid Rux kle

✅Sadax waa.Nece bahay.
1️⃣Beenta😏 Adoo Uurka Iga Neceb
2️⃣Qiyaanada😠 Afgaabsi Iila Hadal🤐😶
3️⃣Xaqiraada🥶

✅Sadax Waa Ii Astaan. Adoo Murti Reebi Kara
1️⃣Jaceel❤️ Dunida Haku Noqon
2️⃣Kalsooni✊️ Martiye Shaqsiyad
3️⃣Daganaan🤌 Muuqata Lahaaw✍✊👌

✅Sadax Waa Ka Cabsadaa.
1️⃣Biyaha🏊‍♂️. Cirka Oon Daruur Leheyn
2️⃣Mugdiga🌑 Soodaroori Maayee Doca
3️⃣Ragga😫 Doceynta Igada Dooqeeyga
Maahidee Day Dayo Asaga
✅Sadax Waa Ku Ildoogsadaa.
1️⃣Ubaxa🥀 Nollasha Intii Iga Dhineed
2️⃣Ubadka🤱 Adaa Dhaqsi Ii Dhameeyay
3️⃣Xeebta🚣‍♀️ Allaha Lagu Dhaartow Alx

✅Sadax Waa Aaminsanahay
1️⃣Runta👌 Adigoon Xugtiis Baran
2️⃣Rafiiqa🤝🏻 Caashaqa Xadkiis Galin
3️⃣Reerka👨‍👩‍👧‍👦 Xariir Beena Lamadhiso
Xab Xab Qalbiyada Lamadilo
✅Sadax Waa Saluugaa.
1️⃣Sirta Dumarka😙 Aqligaa Afar Dhala
2️⃣Siriqda Ragga🔗 Cilmigaa Aduun Haga
3️⃣Somali Dhaqankeeda✍ Cashar Nolasha
Weeyaan
✅Sadax Waa Ka Helaa
1️⃣Suugaanta 🗣
2️⃣Saaxiibada👨‍👩‍👦
3️⃣Sooryada🤗

✅Sadax Waa U dhiman karaa
1️⃣Diinta🕋
2️⃣Dalka🇸🇴
3️⃣Dadka🤼‍♀️

✅Sadax Waa U dulqaataa
1️⃣Daruufta 🙇‍♂️
2️⃣Doqonka🧑‍🎤
3️⃣Doonisteeydi💍

✅Sadax Waa Sirta Nollasheeyda
1️⃣Eex La,Aan😋
2️⃣Afgaabni 🤐
3️⃣Extiraam😘

✅Sadax Waa saadaalsadaa
1️⃣Gogol Nabadoon🧎
2️⃣Guri Barwaaqo🏰
3️⃣Geesi Ii Dhaxa🧑‍🎨

✅Sadax Masugu Soolaaba Shadooda
1️⃣Abaal Aa galay✌
2️⃣Amaah Iga Maqan👩‍🦯
3️⃣Arin Iga Horeesay🧘

✅Sadax Kuma Dag dago
1️⃣Kulanka Ragga👫
2️⃣Dalxiiska Kadiska ah🏂
3️⃣Kun Iyo Koow Sheekadooda😉

✅Sadax Waa Kaalin Teeyda
1️⃣Adeeg Dhagar La,aan ah🥰
2️⃣Aadaab Aqoontu Raacday🙈
3️⃣Asturnaanta Amarka Eebe🧕

✅Sadax Waa Ogolahay Anoo Og Xanuun Kooda
1️⃣Xaaska Labaad💔
2️⃣Xaaska Sadaxaad🖤
3️⃣Xaaska Afaraad🤍
H͟a͟d͟u͟u͟ M͟u͟u͟q͟u͟ D͟o͟o͟g͟ Y͟a͟h͟a͟y͟ A͟r͟m͟e͟e͟y͟ R͟u͟u͟x͟d͟u͟ D͟a͟h͟a͟b͟ T͟a͟h͟a͟y🦋✍️👑

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 18, 2024 4,685 +1 +0.1%
March 13, 2024 4,684 -2 -0.1%
February 20, 2024 4,686 +5 +0.2%
February 02, 2024 4,681 +1 +0.1%
January 16, 2024 4,680 +2 +0.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users