Qofna labo nafoodiyo✌️
Qudh u keyd ah malahoo🤯
Kuma dheera qayrkaa👌
Qofnimada in kaa maqan.😉
Haduu qiimo leeyahay.👩🎓
Adna qaali baa tahay.😎
Qadarka iyo nasiib kana
Eex laguma qaybine.😇
Qalinkiyo wax ka maqan✍️
Qoraal waad u siman tihiin.
Qorsho yeelo meel mara.🚶♀️
Fikir qaado oo fuli.
Qarnigaad ku nooshahay.🌍
Hadii aadan qamarkiyo🌕
Qoraxdiisa noqon Karin☀️
Haka qadin warkisiyo
Qisadiisa baritee🤔
Taariikhda laga qoro ✍️
Qof ka muuqda uun noqo🤳
🙏 show respect even to people
Who don't deserve it;
Not as a reflection of their character, but as reflection of yours."
⚘️“I am a princess🤴 not because I have a prince, but because my father is a king.👷♂️”
❣️❣️❣️❣️ cirkoo kuu da'iyo doog baad ku caymataa
❣️❣️❣️ tolkaa oo kuu camira baad ku ciil baxdaa,
❣️❣️❣️❣️ illaahi cayr iga dhigoow caasi kuguma noqon.❣️❣️
😎😎😎🥰 hadii aan maanta dhinto, insha allah Janna fardowsan u hoyan.
🤴hoyadeey waxay tiri waa lagaa masayri doonaa,,,,,
Reer galmudug waxay dheheen qof kuu digay kuma dilin,
Kii maseyro ha maseyree,
Ciil qaboow cadaabti gal,,