Fariiha Qalaf on Clubhouse

Updated: Apr 17, 2024
Fariiha Qalaf Clubhouse
3.3k Followers
3k Following
@fariihaqalaf45 Username

Bio

Barasho horateed hainicin
💎 🆅🅸🅿️ 𝗙𝓞𝗟𝗟𝓞𝓦 💎

┏✧༝ ┉┉˚❋ 🅂ᴏᴍᴀʟɪ vɪᴘ ғᴀᴍɪʟʏ ❋˚┉┉༝✧┓
𓃮 💎 🆅🅸🅿️ 𝗙𝓞𝗟𝗟𝓞𝓦 💎 𓃬
┗✧তততততততত {✥𓃭 ✥} ততততততততত✧┛
Dadka ruux wanagaa badan
Diin iyo dulqaad badan
Cilmi iyo aqoon badan Cadaalad iyo sinaanba leh Dabci iyo Daryeel badan Qalbigana ka daahira
Dulmi iyo dunuub neceb Darajiyo xishoodiyo
Xasilooni laga helo
Dadaku ay kudaydaan
Daa inoow igayeel
Waqatigaagu wuu xadidana yahay marka hakulumin inaad ku noolaato nolosha qof kale

Dada badan ayaa iney kuula socadaan safarad nolosha laakiin qofka kuu muhiimak ah waakan markasta kuxasuusiya cabsida alle

Dariiqa guushu loomaro maah
Mid uu ubax ku goglan yahay
Lakiin waa Mid dhiba badan
Oo loo adkaysto loo dadaalo
Loon sabro

Hadii aad markasta u joogsato in aad ujawaabtida qofka waxa kaa sheegay weligaa ma gaareysid hadafkaag haku maquulin qof qeyliyey hadalkiis

Waqtigaa aada joojisid inaa laqabsatid Caqabadah waa waqtiga aada joojineso inaad
Hore usocotid


Biyo kasta oo macan oo samada kasoo dhaca waxaba kama bedelaan biyaha dhanaan ee badda kalsooni nafta sii adiga ayaa isbedeli karaa laakiina Cidna kuma bedeli karato


Respect me I will Respect you


Soomaalinimadaa iga baadan

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 17, 2024 3,345 +16 +0.5%
March 12, 2024 3,329 +8 +0.3%
February 19, 2024 3,321 +8 +0.3%
February 01, 2024 3,313 +14 +0.5%
January 16, 2024 3,299 +4 +0.2%
December 30, 2023 3,295 +9 +0.3%
December 15, 2023 3,286 +18 +0.6%
November 30, 2023 3,268 +20 +0.7%
November 16, 2023 3,248 +4 +0.2%
November 06, 2023 3,244 +5 +0.2%

Charts

More Clubhouse users