Kadar A Guure on Clubhouse

Updated: Apr 21, 2024
Kadar A Guure Clubhouse
1.9k Followers
1.9k Following
@eng-guure Username

Bio

𝐽𝐼𝐺𝐽𝐼𝐺𝐴 𝑁𝐴𝑊𝐴𝑅𝐼 𝐿𝐼𝐼𝐽🇬🇶


DUGAAGAA KA DIIR NIXI OG!

Qisaa igu dhacday
Anoon qalin u qaadin
Qalbigu qeexaayo
Qudhaydani oyday

Qalbi jab jacayl
Meel lagu daweeyiyo
Ma leeyahay xafiis
Lagu guro maxabiista ?


Queen MJ ❤️

I am human right activist from east Africa

Madaxweyne Aan Dal Lahayn!.




Dunida ayey ku nooshahay, sida aan u raadinayo ee Indhaha gabadh walba uga dhex baadhayo ayey iyaduna kolleyba ii baadhaysaa.

Waxay leedahay dhaqan ka duwan hablo badan, dadnimo ka geddisan tan dadka kale, waxayna aad u taqaana baahideeda iyo halka ay taalo danteedu. Ciyaar iyo dheel-dheel laguma hantiyo qalbigeeda, cid wal oo isku dayda inay hanatanna fursad uma helayaan, waayo Aniga ayaa iska leh Iyada.

Farriin aan dhawr habeen ka hor ugu dhiibay qaybta kaydinta farriimaha dareenka qaabilsan ee maanka ayaa ahayd; "Gacallo waan kuu xiiso qabaa, kollayto adna ila mid tihide soo dheere aynu ka raysano daalka badan ee innaga soo gaadhey is raadinteenii dheerayd iyo ku noolaansheheenii khiyaalka in badan rejada inna wadda gelin jirrey, si aynu markaa u dhisano adduunkeenii gaarka ahaa."

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 21, 2024 1,971 +3 +0.2%
March 15, 2024 1,968 -3 -0.2%
February 22, 2024 1,971 +2 +0.2%
February 04, 2024 1,969 +2 +0.2%
January 18, 2024 1,967 +4 +0.3%
December 17, 2023 1,963 +4 +0.3%
December 02, 2023 1,959 +11 +0.6%
November 18, 2023 1,948 +1 +0.1%
November 07, 2023 1,947 +1 +0.1%
October 29, 2023 1,946 -2 -0.2%

Charts

Member of

More Clubhouse users