Cir Mar on Clubhouse

Updated: Jul 14, 2023
Cir Mar Clubhouse
362 Followers
352 Following
@ehlukhayr Username

Bio

۞ وَعَنَتِ الْوُجُوهُ لِلْحَيِّ الْقَيُّومِ ۖ وَقَدْ خَابَ مَنْ حَمَلَ ظُلْمًا.

‏"إن كان الهوى شوقًا فشْوقيَ كلهُ مكة"🕋 ♥️
فاللهمَّ ارزقنا ولا تحرمنا ♥️..☁️.


Dulmiga waxaa ka mid ah
✓ Xanta dadka
✓ Cayda Dadka
✓ Dad isku dirka
Dadka ILAAHAY S.W. ayaa malaa'ig u dirsaday. Wanaaga far, xumaanta reeb laakiin dadka ceebohooda ha raacraacin.

Muslim 💪
Sunni 💯
Soomaali ah





Ha iloobin geerida.
•Qabrigu waa mugdi
•Qabrigu waa Cidlo
•Qabrigu waa kulayl

Halkaas qofkii ku nabad gala wixii ka dambeeyana waa ka sii wanaagsan yihiin.
Qofkii halkaas shar kala kulmana wixii ka dambeeyaa kasii daran.





























•••••••























👇



















🥀 عليكم بذكر الله تعالى فإنه دواء و إياكم و ذكر الناس فإنه داء 🌧️
1️⃣• Saaxiibka ugu fiican waa Quraanka Kariim ka ah ee ka dhigo wehel.

2️⃣• Geesinimo waxaa ugu wayn Dulqaad.

3️⃣• Deeqsinimo waxaa u qaalisan uguna wayn Cafis.

4️⃣•Ku dawee naftaada & cidii xanuunsanba bixinta Sadaqada.



5️⃣✓ Qalbi nadiif ah yeelo.
6️⃣✓ Mar walba wanaag rajee & wanaagna samee.
7️⃣✓ Waji furan lohow oo faraxsan.
8️⃣✓ Xishoodka haka tagin waa dharka ugu fcn.
9️⃣✓ Ixtiraam cid walba.

➖¶ Cudurka ugu xun waa qabyaalade ka dheeroow.
♥️¶ Wanaaga dadku kuu sameeyaan xusuuso, Kaad samaysana ha xusuusan. Xumaanta lugugu sameeyo ilow, Laakiin adigu taad samayso ha hilmaamin.


¶ Bakhaylnimo & Xaasidnimo iska ogow.
¶ Qalbi qalalnaanta iska jir, Qosolka badan ayaana keena

Member of

More Clubhouse users