Princesses layd on Clubhouse

Updated: Mar 24, 2024
Princesses layd Clubhouse
3.4k Followers
1.6k Following
@ednito Username

Bio

5/8/2020/maalin anagoo meel ku jirna waxaa noosoo galay wiil aad ukafdan badan wiilkii waan soo dhawaynay kadib uxuu igu dhahay waan kafdanay kadib uxuu igu dhahay drs qacan ayaa ijaban oxogaa waan kafdanay uu baxay maalin labaad ayuu soo noqday sidii si leeg waan yar kafdanay kadib uxuu igu dhahay drs maanta lug iyo qacan ayaan iska soo jabiyay waxaan ku dhahay anigaa ku kabaya wiil uxuu ahaa aad ukafdan badan wiilkii kaftankiisa aad uga helay wiiilkii maalintaa ayaa iigu danbaysay codkiisa maalin walba waan sugi jiray xataa asxaabtii waan waydiiyay wiil kale ayaa igu dhahay habeenkii iigu danbaysay wiilbay wada socdeen safar ayay ubaxayeen wllhi waan is badalay markuu intaa igu dhahay waan ka xumaaday wiilkii maalin walba khadka waan ka eegi jiray in uu soo laabtay 6 bilood markii uu maqnaa ayuu maalin si kadisa meeshii usoo galay uuna salaamay lkn ani salaanta kama qaadin waan uxanaaq sanaa xataa sababta ugu xanaaqsanaa ma garanayo wiilkii maalintii igu dhahay safar ayuu ubaxay ayaa ku dhahay qofbaa ku raadinaysay uxuu ku dhahay waayo uxuu si kafdana ugu dhahay islaantaadii ku raadinaysay magacaygiina uu sheegay uxuu idhi meeday wuxuu ku dhahay waata halka sare fadhida uxuu idhi ima dhagaysan karto wuxuu ku dhahay eeg uu iarkay kadib aniga oon waxba dareen siin waxaan ku dhahay kuma arkeen soo dhawaw halkee ka dhacday oxogaa waan yar wada sheekesanay maalin ayuu isoo wacay anigoo meel suuqa maraya wllhi markii aan arkay labarkiisa qacmahaygu way jireeyeen ma garanayo sababtaan uga naxay waan ka qabtay asc ayuu igu dhahay ana waan ka qaaday iyar wada hadlaynay kadib waan kala dhignay habeen ayaan sms uqoray uu ila hadlay yar wada kafdanay qofkii waxaan dareemay inuu dareen iigalay lkn waxba ma dareen siin 5bilood dareenkayga la aamusnaa oo walaashii ahaa waxaa na dhex martay walaalnimo iyo saaxibtinimo aad uqurux badan mar walba usheeg is dhaho waxaan is dhihi jiray armuu kaa aqbali waayaa walaal tinimadiisana aad waydaa waan la noqon jiray habeen ayuu ila soo hadlay waan yar wada hadalnay waxay ahayd 6/5/2022/ 10kii habeenimo iyar waan yar kafdanay uxuu igu dhahay xidhidh inaan samayno rabaa wllhi marna waan farxay marna waan naxay mar waxaan ka naxay waxaan is dhahay armaad hadhaw isku xumaatan wanaaguna meesha ka baxaa marna waan farxay oo qof aan ka helay ayuu ahaa oo xidhiidh iisoo badhigay waxaan ku idhi kaa run miyaa uxuu igu dhahay haa mar labaad ku celiyay uxuu igu dhahay haa😭waan jeclaa inaan dhamays tiro lkn ka xumahay

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 24, 2024 3,419 +21 +0.7%
March 07, 2024 3,398 -38 -1.2%
February 14, 2024 3,436 +83 +2.5%
January 27, 2024 3,353 +32 +1.0%
January 11, 2024 3,321 +13 +0.4%

Charts

Member of

More Clubhouse users