Timiro xaaji on Clubhouse

Updated: Sep 28, 2023
Timiro xaaji Clubhouse
817 Followers
427 Following
@ducaysan11 Username

Bio

wiil Biyo maal naagtiis🤣🤣
Ninku yiri sinaan mayno adna buri sarayntiisa🌹Intuu maanku gaajaysan yahay guuli waa wali🇸🇴


Xuseenoow ninkii hagar yaqaan waa habaar qabe e
Ninna hagagi maayo run baan heeg u marayaaye
Haddii aan hammiyey aakhiraan laga habaabeyne

Harti niman aqoon baa yiraa hadalka qaarkiise
Waa niman hurmuud wada ah iyo hanadyo waaweyne
Waa nimanka haybtoodu tahay haashimkaas kore e

Waa niman deeqdii hanbaday hibo illaaheeye
Waa niman intay hodon yihiin hoo ku sii daraye
Waa niman gob baa lagu hirtaa lagu hagaagaaye

Waa niman daaraha hurdiyo harac dallaal weyne
Waa nimanka xariira huwanoo huga ku laafyoone
Waa nimanka haashaarka gole marada haafeyne

Waa nimanka doonyuhu hindiga ugu himbaartaane
Waa nimanka hadhuudh iyo bariis hoyga loo dhigaye
Waa nimanka haanfuuqayee timirtu hoos taale

Waa niman haleeliyo horweyn heel ka buuxsadaye
Waa niman adduun lagu huroo maal hareeriminne
Waa niman intay wada habceen heeshiguun dhiciye

Waa niman hingaar lama watee haybad guursade e
Waa niman hablaha ay qabaan halalac leeyaane
Sida heegadoo curatay bay shuqul hillaacaane


1957 dii

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
September 28, 2023 817 -24 -2.9%
November 15, 2021 841 +7 +0.9%
October 07, 2021 834 -1 -0.2%
August 25, 2021 835 +247 +42.1%

Member of

More Clubhouse users