Gobdoon on Clubhouse

Updated: May 27, 2024
Gobdoon Clubhouse
3.4k Followers
3.5k Following
@dhulsocod158 Username

Bio

Samirku waa hugayga, kalsooniduna waa hankayga,
Naxariistuna waa himiladayda

Hankayga ruux ma siiyo hantaaqona Uma quudho.

Ma hilmaamin himiladii iyo hawraartiiye hayeeshe wixii i helaan hillin u raadshaaye, Ma hungoobo ruuxaan hadalba seegayne.

Xurmo kaaga dagay faras Xaqaad igu lahaydiyo Midkaad igu xujaysaba Xiska kaaga dhigay keli.
Aamusnaan ku daalaco qisooyinkayga adiga ayaa xusuusan doona hadhowe. Ha iga degdegin adiga oo aan dhugan warkayga
Faanto🌹❤️
astaamaha gobi ku faanto
hadaan aragtida markiiba
indhahu soo jiidan muuqa wallee waxbaa dhiman

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
May 27, 2024 3,487 +94 +2.8%
April 24, 2024 3,393 +119 +3.7%
March 16, 2024 3,274 +78 +2.5%
February 23, 2024 3,196 +69 +2.3%
February 06, 2024 3,127 +81 +2.7%
January 19, 2024 3,046 +84 +2.9%
January 03, 2024 2,962 +86 +3.0%
December 18, 2023 2,876 +114 +4.2%
December 03, 2023 2,762 +98 +3.7%
November 19, 2023 2,664 +61 +2.4%

Charts

Member of

More Clubhouse users