Dheereeye Sniper on Clubhouse

Updated: Apr 15, 2024
Dheereeye Sniper Clubhouse
1.6k Followers
1.8k Following
@dhiyacab Username

Bio

Don’t waste your time with explanations people only hear what they want ✍️✍️✍️ Slösa inte din tid med förklaringar som folk bara hör vad de vill ha ..🙏🏿🙏🏿✍️✍️👍Qof ixtiram iyo qadarin ku majiyaa🥰uu kala qimo badanyahay qof wax ku sinyay hantidu Wayn mahaa qofka aydhantatigirsiyo adam nimadisa ka mudan dhaqalihisa iyo hantidiisa 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🔥🎤🔥Beesha reer khalaf waa mid ka mid ah udubada Beesha Cumar Maxamuud waana beesha ugu badan Reer Faarax Shirwac. waana beel kamidah beelaha ugu waaweyn maxamuud saleebaan kuwaas oo dagga dhulka ciidka, Gobolka Wardheer, qaybo ka mid ah Shilaabo, iyo gobolka Mudug.


Beesha Reer Khalaf waxay leedahay taariikh aad u yaab badan waxaana kamidah taariikhaheeda xilligii Talyaaniga waa beesha ugu badnayd ee la dagaalanta Talyaaniga xiligaa jooga dhulka gobolka Mudug Beesha reer khalaf waxyaalaha lagu yaqaan waxaa kamidah waa dad aad uga dhiidhiya khaladka iyo xumaanta Kuwaas oo aan lagu gar darroon Waana beesha ugu badan ee taariikhda aan dagaal looga adkaan Waxayna ka tirsanyihiin jilib culusta Cumar Maxamuud kuwaas oo isku aag ay ka dagaalamaan Reer Khalaf waxay ku caan baxeen gobonimo iyo dagaal aan laga soo jeedsan cidii ku garr-daroota waxay ka dhaxashaa khasaare & guul darro.

Xilligaa gumeystihii Talyaaniga markay Talyaanigii nafta u keeneen sargaal kamidah saraakiishii la badalay Talyaaniga baa wuxuu uga soo laabtay 750km ninkii lagu badalay inuu u sheego inuu iska ilaaliyo beelaha reer Khalaf iyo reer Jalaf oo kakala tirsan beelaha Cumar Maxamuud iyo Sacad siday ukala horeeyaan wuxuuna ugu maahmaahay <Khalaf, Jalaf dua pastardo>


Waxay taariikh fog ku yihiin deegaanada ay ku nool yihiin.

Taariikhda Reer Khalaf ee Mudug waxaa ka mid ah

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 15, 2024 1,641 -2 -0.2%
March 11, 2024 1,643 +1 +0.1%
February 18, 2024 1,642 -1 -0.1%
February 01, 2024 1,643 -1 -0.1%
January 15, 2024 1,644 +1 +0.1%
December 29, 2023 1,643 +762 +86.5%
January 27, 2022 881 +123 +16.3%
December 20, 2021 758 +271 +55.7%

Charts

Member of

More Clubhouse users