Medical Doctor
Humanitarian  worker
Voice of Voiceless 
Dowladnimo Ma saanbaa?
Dariiqyadoo la gooyiyo 
Dan yartoo la laayiyo 
Dab miskiin in lagu shido 
miyey Dowlad nimo tahay?
Nin waliba Dabuubkuu 
Doorashada ku yiri Shalay
ha dafiro miyay tahay?
Dowladnimo ma saanbaa?
Duruufihii nasoo maray 
ka dawoow markaan niri. 
Dacar buu codkii dhalay!
Dowladnimo ma xarigbaaa?
Ma xishood la.aanbaa?
Xabsi la isku qaadiyo 
ma xornimo la.aanbaaa?
Baaruudoo la is xuuxiyo 
ma bamboyin xoorbaa?
Dowlad nimo ma saan baaa?
Allow Daa,in Abidkaa 
Adigaa Dadkeeniyu 
Dalkeenaba u Jeedee 
ku dabbaal barwaaqiyo 
Nimco Daa,in Abidkaa.
WQ: Dr wadani Salad
if the data has not been changed, no new rows will appear.
| Day | Followers | Gain | % Gain | 
|---|---|---|---|
| November 13, 2023 | 418 | +2 | +0.5% | 
| November 08, 2022 | 416 | -9 | -2.2% | 
| August 30, 2022 | 425 | -1 | -0.3% | 
| July 24, 2022 | 426 | +1 | +0.3% | 
| June 17, 2022 | 425 | -11 | -2.6% | 
| May 10, 2022 | 436 | +2 | +0.5% | 
| April 02, 2022 | 434 | -5 | -1.2% | 
| February 03, 2022 | 439 | +2 | +0.5% | 
| December 27, 2021 | 437 | -1 | -0.3% | 
| November 20, 2021 | 438 | -2 | -0.5% |