Sheekeye Cadde on Clubhouse

Updated: Aug 6, 2023
Sheekeye Cadde Clubhouse
28 Followers
132 Following
@dhalculumo200 Username

Bio

Waxaan ahay ogaadeen (❤💚💙)
@Dhashii qoraxey @❤💚💙


Allahu akbar eedaanku waa, kaa afkiyo beene
Ashahaaday gaalkubase waa, ehelunaarkiiye
Ubbo-weesta waa kugu arkaa, agab salaaddeede
Asaxaabihii-olol ku dhace, wow abtiriyaaye
Hadduu uurka kaa jiro wardigu, kaama orodneene
Abtiyaaladaa iyo ku nacee, ururki reer Kheyre
Arbrow Jaamac iyo Aaden iyo, Oogle ka tage’e
Waxaan uubateeyaha tolkay, oodda soo jabiye
Axmaqyahow kuwaad ku amranayd, idinka maaheyne
Waa uur gaslow Aaden-Dhagax, odoyadaadiiye
Abtirsiinyadaa waxay gashaa, eyda reer Xamare.
Sayidku wuxuu ahaa afmaal aan hadal laga badin, gabyaa maansada aan lagaga daba dhufan, isagoo hadaladaas Cali-Dhuux ka jawaabayana wuxuu yiri..............................

Aw Yuusufoow erey yar baan, ku erganaayaaye
Hadduu Eebbahay kuu idmaad, ururta weyn gaadho
Ikhwaanoow adkee xaajadaan, kugu ammaanaystey
Ku ansaxi halkii aan ku iri, aadna ugu fiirso
Gurraasiyo Iljeex iyo u sheeg, nimanka Iiddoora
Ogaadeen haddaan ahay dad wow, amar korreeyaaye
Oo ubaxa baarkaan ihiyo, awrta Haashima e
Abtirsiinydey waxay gashaa, odoyo waaweyne
Halkaan uga arooraana waa, odaga Daaroode
Rasuulkii udgoonaa waa, ina-adeerkay e
Sayidkii Axmed ahaana way, awow ruma e
Ibraahim-Rashiid1 aabbahay, odagi weeyaane
Asaxaabihii oo dhan baan, ehel waddagnaaye
Hadba anigu qoyskaan ahaa, loo irkanayaaye
Nin Amxaara mooyee intii, edge adduun joogta
Islaameedku wuxuu ii yaqaan, ehelu-kheyrkiiye
Aakhiro albaabbada jannaan, agabsanayaaye
Adiguna abbaanow midgaan, uraya saw miihid?
Saw kii Ilaahay necee, eyga qalay miihid..........


:Do you got time to say
Subhanallah 3x
Astugfurullah 3x
Alhumdulillah 3x
La ilaha illallah 3x
Good deeds for you and me 🕋🤲🏾☪️scw scw🥰🥰



i will follow you ❤️
can you follow me ❤️

💙❤💚




Waxaa tahay mid Awood badan marka aad garato meelaha aad ku liidato
Waxaa tahay mid qurux badan mrakaa ogaato ceebahada
Waxaa tahay mid xigmad badan marka aad wax ka barato qaladadkaga
..............................

Waa xanuun marka uu quf kuu balan qaado inuu kula joogayo oo aana ka tageynin lkn uu adiga uu kugu qasbo inaa ka tagto

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
August 06, 2023 28 +3 +12.0%
October 07, 2022 25 +1 +4.2%
August 14, 2022 24 -1 -4.0%
July 08, 2022 25 +2 +8.7%
June 01, 2022 23 +1 +4.6%
April 24, 2022 22 +1 +4.8%
March 17, 2022 21 -2 -8.7%
December 12, 2021 23 +3 +15.0%

Charts

Member of

More Clubhouse users