Dafno Abdi on Clubhouse

Updated: Apr 24, 2024
Dafno Abdi Clubhouse
1.1k Followers
978 Following
@dafna1 Username

Bio

. 🌸 🖤
No shukanse 🤎🌸 Sidii garyaqaa garaad badan Baan jacelka gu.yaal
Gardaadinaayoo guhaad iyo cashaq kala guray
Garasho Habab qofaan garan jirin ayaa gaf dhacay gudoon kabaxsho cadle gamashax ka soo gudubnee 🇸🇴 inta ay kalsoni jirto ayay
Raali galin jirtaa haka baran🤘
dadka inta xiisaha badan ee🙃
Ka baro inta xushmada badan❤💫
Anaa gubaar nacas nolosha igo gaar ah gosan kareeyn
Guulow ha ibadin waxaa ku gabyaba. Hadalkii xikmadeysnaa ee uu yiri Aabe Gabadh laga soo doontay.

"Wiilkeygiyoow waxaan maantay kugu aaminey indhahaygii, saaxiibkii aan lahaa, iftiinkii gurigayga, gabadhii aan shardi la'aanta ku jeclaa ee u ilaali sidaad jeclaan lahayd in loo ilaaliyo dheyman aad cid kale ku ammaanaysatay.

Wiilkeygiyoow maalintay tabar beesho ha ku nicin waxay awoodi waydo💙💙, ha ugu caroon waxay ku gefto, haku dilin waxay qoonsato, haku cabiidsan baahidey qabto. Haddii waayuhu ku xirana, anigaa dhaqaale diyaar kuula ah ee igasoo🫀🫀 doono. 🌸🌸

Wiilkeygiyow ula cayaar siday tahay ilmo yar, u ixtiraam siday tahay waayeel cimriyey. Waqtigu wuu waayo badan yahay ee haddii mugdigu idin hareeyo igu soo sinn anigaa u hayo qalbi waasac ah ee."💨❤️‍🩹

Gabdhuhu waa hadiyad rabbi
____________________________
By:- dafno💓💓💓

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 24, 2024 1,102 +4 +0.4%
February 23, 2024 1,098 +5 +0.5%
February 06, 2024 1,093 +4 +0.4%
January 19, 2024 1,089 -11 -1.0%
March 23, 2022 1,100 +100 +10.0%
December 17, 2021 1,000 +240 +31.6%

Charts

Member of

More Clubhouse users