Fartun Ali on Clubhouse

Updated: Sep 18, 2023
Fartun Ali Clubhouse
427 Followers
419 Following
Feb 19, 2021 Registered
@cillaamo Username

Bio

Waxaan ahay qof qunyar socod ah, jecel nabadda, naxariisto iyo jaceylka.
Waxaan jeclahay in aan maalin walba nolosha wax ka barto, waxaan baahi weyn u qabaa aqoon iyo hormar.

Waxaan jeclahay ummadda Soomaaliyeed in ay midoobaan ayna hormar gaaraan.

Waxaan jeclahay in dumarka la xaq dhowro, la dhiirigaliyo, la awoodsiiyo loona naxariisto.

Waxaan aad u jeclahay in aan dhageysto ama daawado: qudbadaha ku saabsan isxasuusinta nimcooyinka rabi nasiiyay, Jaceylka, arrimaha bulshada, dhaqaalaha, awoodsiinta dumarka, dhiirigalinta dhallinyarada iyo nabadda iyo hormarka.

Invited by: Hayat Ali

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
September 18, 2023 427 -2 -0.5%
November 29, 2022 429 -1 -0.3%
September 20, 2022 430 -1 -0.3%
June 27, 2022 431 -12 -2.8%
April 13, 2022 443 +2 +0.5%
February 19, 2022 441 -3 -0.7%
January 08, 2022 444 +4 +1.0%
December 01, 2021 440 +4 +1.0%
October 23, 2021 436 +10 +2.4%
September 16, 2021 426 +16 +4.0%

Charts

Member of

More Clubhouse users