Diirshe !1 on Clubhouse

Updated: Sep 4, 2023
Diirshe !1 Clubhouse
718 Followers
712 Following
@ceyroow Username

Bio

⠀“Qofka intaad dhereg kula noolaan lahayd kabta hoosteeda waxaa dhaanta inaad baahi kula noolaato koofida korkeeda”. 😤

“Qofku haduu ogaado wax ka badan inta ay kuwa kale ogyihiin waxa uu noqdaa kaligii”. 😕

“Marka aad shay xun ka dhigato caado waxa aad tahay ruux nolosha oo dhan iska soo xiray si uu u helo hal shay, laakiin marka aad iska dayso waxa aad tahay ruux hal shay iska af xiray si uu u helo noloshiisii kale oo idil".😷

“Noqo sida biyaha oo kale, waa walaxda ugu jilicsan ee uunka saaran, waa walaxda ugu awooda badan oo koonka saaran, dhagaxa ayay jaraan, meesha ay u socdaan kama leexdaan, waxa ay ugu qurux badan yihiin kolka ay dagan yihiin, waxa ay ugu qurxoon yihiin kolka ay joogaan hal goob, waana foolxumaadaan marka ay ku sugnaadaan goobo badan oo kala duwan, marna lagama maarmo, marka ay xajmi leeyihiin waxyaabaha yaryar ee wasakhda lihi ma saameeyaan, marka qura ee wasakhdu saamayso waa kolka ay mug yar yihiin ".💦💧
🇸🇴

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
September 04, 2023 718 +341 +90.5%
August 31, 2022 377 -9 -2.4%
July 25, 2022 386 +16 +4.4%
June 18, 2022 370 -31 -7.8%
May 12, 2022 401 +191 +91.0%
April 03, 2022 210 +200 +2,000.0%
February 05, 2022 10 +2 +25.0%

Charts

Member of

More Clubhouse users