Geesi Dhala Garaad on Clubhouse

Updated: Mar 21, 2024
Geesi Dhala Garaad Clubhouse
1.1k Followers
950 Following
@ceerigabaysan1 Username

Bio

Anigoo hadli kara
Hadan kuuma quudhi
Hadalkyga💪💪💪






❤️❤️ Nin gaaban Oo madow oo calool wayn Oo luga dhuudhuuban oo bidaar leh Naagtiis💍💍

Shabeelka Nugaal Wallakay iga wayn❤️

Cadowgayga ku gudbane. Darshi🥰

Darwiish Boy Adeerkay Aabahy walaalkis ❤️

Ciiltire Garabkaygii ❤️❤️🌍😜




I nageeyooow
I nimceeyoow
Nalka ifayiyo,
Nuurka ii baxay,
Adaa nacam shiday.

🥰JACAYLKAYGA NOLOSHAYDA NAFTAYDA YASSIR CALI YAASIIN💍💍💍💍💍❣❣❣ Married💯💯💜

Garashada lingaxanee
Dadka qaar ka lulataa
Yay lumin hankaagiyo
Halkaad laac is leedahay.
Qalbiganaga laciifiyo
Haka noqonin liitaha
Afka lagu asiibee
Laydhkiisu dami karo
Libintaada diidaha
Lurka iyo dhib jecelaha
Yay luqunta kuu galin
Adoon socodka leexinin
Ku laxaadso qosolkiyo
Farxad lama filaaanaa
Ku leeg leegso cadowgii
Ladnaantaada nici jiray
Adoo laamo ubaxliyo
Duni lama huraan ka ah
Laambad iyo iftiin u ah
Hayska dhigin la haystaha
Ruux laba wajiile ah
Ku laafyooda guushiiis
Dadku laab xadhnantiyo
Kama sinna lilaahida
Adoo luul u xidhayay
Lagdan kula galaan
Inay lowga hoosiyo
Lugta kaa jabshaane
Ka fagow lugooyada

❤️❤️❤️❤️❤️❤️



♡Garbaha aan ku duulo
♡ heegaale💖
♡ Dr xabeeb 💖
♡Laandheeraha Sool❤
♡Guhaad Darwiish❤
♡Nuuh ibnu darwiish💞💗
♡shaxshax satuani❤
❤️❤️Gurxn ali 💕💕💕💕





Xadhiga iqabtaa waa ♡Gabadh taleex ♡💘


♡Nalka darwiish garashadii oo qof ah ❤

♡Asma jaamac Fariidnimadi oo qof ah ❤

♡Malabo quruxsan Dhiigii oo qof♡💘

♡Sumayo esebsan farxadii oo qof ah 💘

♡NIYAALA TALEEX Boqorada kaliya aan hooyada u ahay❤💘💘💘




❤Sawirkaaga daafaha🌍
💯Dacallada taleex 🐎🐎
🏛Jadwal baan ku dabacay
❤Si uu ruuxii daawado🖋
💥Dayax iyo u helo nuur🌕
💯❤Iyo darajo dheeriya ❤

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 21, 2024 1,114 +1 +0.1%
January 08, 2024 1,113 +1 +0.1%
November 01, 2023 1,112 -1 -0.1%
October 23, 2023 1,113 +13 +1.2%
December 06, 2021 1,100 +151 +16.0%

Charts

Member of

More Clubhouse users