Arab on Clubhouse

Updated: Oct 11, 2023
Arab Clubhouse
379 Followers
630 Following
@carmo-boy Username

Bio

قال الله تعالي "ان الله لا يضيع اجر من احسن "


Waxay tiri

-Dhowr bilood ya dheeraad mudan dhaqanka dhowrayay

-Dhinbil naara iyo dhamac ka kulul caashaq dheeraaday

-Dhuuxa lafaha baa tahoo weygu dheetahaye

-Dhimirkii iyo Hiskii oo dhan baa kugu dhadhabayaane

-Dhaxan baan dhareemaa markaad joogin dhinaceyga

-Qof dhiig galay sidiisii ayaan dhuumanaayaaye

@imbaaydiin

"Ninna yuu hadhow ooyin goor talo abaajidey"

-Haddaan gabayga uurkoo bukiyo, arami kaa keenin

– Asaan olol jacayl iyo xanuun, kugu ijbaaraynin

– Afkuun baad kaleedee tixuhu, arar ma yeeshaanee


-Amba kama mahoobiyin tolkay maansadaa badane
-Masar iyo khartuumna uma tegin mana masaafoone
-Kamana mudanin shiikh ii marsha oo macrifo idheere
-Waan mihindise iima dhigin macalin yeershaaye
-Waa shey maqaadiir ku yimi aan yar maamulaye
-Show duul maseyr ugu dhinteen mudadkan lay siiyey
😀

"Tuduc baa ka roon waxa kan ey tiro badneeyeene"
𝗗𝗮𝗿 𝗔𝗹𝗹𝗲 𝘆𝗮𝗮 𝗶𝗶𝗴𝘂 𝘁𝗮𝗴𝗮!

•nin dooran beri ahaa
•dux iyo qurux baan lahaa
•nin aan dadka badi la hadal
•Cidaha daandaansi iyo
•doodaha midna aan ka helin
•doorbida aamusnaanta
•Iyo dugaalsanidaa ahaa
•Dawada eebaa baxshee
•dadkana ruuxii dhib qaba
•daryeelaa baan ahaa


••Telecommunication Engineer

hal xiraale......
-Nin muslima asaan naagihii meher u heyneynin bal waxaa mashaqadaa lahaa ma aad taqaaniin dheh?..


------waagii ma daalacey?
------dayaxii ma soo baxay?!
------deylo naysha maw cidey?!
--------------------------------

Baarqab geel laga dhiibo

Taasi waa u busharo
Ama waa u baraaro
Marna waa u baxnaano
Ruuxu wa ku badbaadi
Mise wa ba bogsiimo naftiii
@imbaaydiin







•qof garaadle wuu garan og yahay geedi iyo baaqin
•sahankana mar buu garabsadaa gu'gana dhowraa

قال شافعي "
أُحِبُّ الصالِحينَ وَلَستُ مِنهُم

لَعَلّي أَن أَنالَ بِهِم شَفاعَه

وَأَكرَهُ مَن تِجارَتُهُ المَعاصي

وَلَو كُنّا سَواءً في البِضاعَه"


من لم تجانسْه فاحذر أنْ تجالسَه

ماضر بالشـمع إلا صحبة الفتـلِ



∙𝗖𝗹𝘂𝗽𝗵𝗼𝘂𝘀𝗲 𝘄𝗮𝗮 𝗺𝗲𝗲𝗹
∙𝗺𝗮𝗱𝗮𝗹 𝘄𝗲𝗲𝘆𝗲 𝗮𝗮𝗱𝗮𝗻𝗲
∙𝗠𝗶𝗱 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮𝗮 𝗶𝘀𝘂𝗴𝘂 𝘆𝗶𝗺𝗶
∙𝗖𝗮𝗮𝗹𝗶𝗺 𝗗𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗺𝗮𝗿𝗶𝘆𝗶𝘆𝗼
∙𝗔𝗾𝗼𝗼𝗻𝗬𝗮𝗵𝗮𝗻 𝗺𝘂𝗱𝗻𝗮𝗮𝗻𝗹𝗶𝘆𝗼
∙𝗠𝘂𝗿𝘁𝗶𝘆𝗮𝗵𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗿𝗮𝗮𝗱 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻✅



-jimco maalin ku beegan
-juleydii ina dhaaftey
-anoo maalin jarmaadsan
-jaakadiina hilmaamey
-gariiraaya judhaas
-keligayna jid haysto
-surweel jeemis ahaayoo
-jilaalkii ina dhaafey
-carwo jaarkayagaa
-jarjar aan kaga qaatey
-garan jaale ahaaa
-jilcan oo aad u khafiif

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
October 11, 2023 379 +227 +149.4%
March 29, 2022 152 +9 +6.3%
January 30, 2022 143 -2 -1.4%
December 23, 2021 145 +5 +3.6%
October 08, 2021 140 -2 -1.5%
August 27, 2021 142 +45 +46.4%

Charts

Member of

More Clubhouse users