Başkalarının aklıyla yaşayanlar kendi 
Yüreklerine yabanclaşırlar💪🐎🥰
💫Waxan jeclaystay inaad wax iga faaidaan wllyl malmaha isbuca magacyadooda somali ahaan🥰✨ 
*1: sooraga.     Sabti      Saturday 
*2: koobin.        Axad     Sunday 
*3: laabin.          Isniin    Monday 
*4: labtako.        Talaada   Tuesday 
*5: koodaar.       Arbaco     Wednesday 
*6: hakis.          Khamiis      Thursday 
*7: hakis billa.   Jimce        Friday 
     🤙Wabilllhi towfiq wllyl💫
👋Magacyada bilaaha sanadka somligooda🇸🇴🥰
1: Aragto.    January 
2: Xigto.    February 
3: Joogto.   March
4: Muuqato.  April 
5: Socoto.     May 
6: Dhexo.     June 
7: Dheero.   July
8: Samo.   August
9: Dhammo.  September 
10: Buuxo.  October 
11: Tiro.    November 
12: Taammo.  December 
✨Baro afkaga hooyo Wll inaad barto aniga faaido ayyey itahay guuul wacan wllyl🇸🇴🥰
      👋Soomaali dhaba🇸🇴💫🥰