Adeero Na on Clubhouse

Updated: Apr 20, 2024
Adeero Na Clubhouse
1.1k Followers
572 Following
@canbardo4ever Username

Bio

➪꧁بســــــــم ﷲالرحمن الرحيـــــــم꧂

2023/08/12

𝐀𝐛𝐤𝐮𝐮 𝐝𝐨𝐨𝐧𝐨 𝐡𝐚𝐬𝐡𝐞𝐞𝐠𝐭𝐨‘𝐞
𝐖𝐚𝐱𝐮𝐮𝐧𝐛𝐚𝐚 𝐄𝐇𝐄𝐋 𝐢𝐢 𝐚𝐡
𝐃𝐚𝐝 𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐚𝐟-𝐚𝐪𝐚𝐚𝐧𝐞
𝐒𝐢 𝐰𝐚𝐱 𝐢𝐢𝐥𝐚 𝐚𝐫𝐤𝐚𝐲𝐞𝐞
𝐍𝐚𝐦𝐢𝐝𝐚𝐲𝐬𝐨 𝐮𝐣𝐞𝐞𝐝𝐨!!!

😇😇😇

𝐃𝐚𝐝𝐤𝐮 𝐦𝐮𝐮𝐪𝐚 𝐬𝐚𝐫𝐢𝐲𝐨
𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚 𝐤𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐧 𝐛𝐚𝐥𝐬𝐞
𝐦𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐢𝐲𝐨 𝐦𝐞𝐞𝐥
𝐝𝐡𝐞𝐞𝐫 𝐤𝐚 𝐚𝐫𝐚𝐠𝐢𝐲𝐨
𝐦𝐚𝐬𝐤𝐚𝐱 𝐢𝐲𝐨 𝐰𝐚𝐱 𝐠𝐚𝐫𝐚𝐝 𝐛𝐚
𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐦𝐚𝐜𝐚𝐚𝐧 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲....
✌🏻👁️👁️✌🏻


🅦︎aligaa aduunyada
🅒︎idna aaminaad iyo
🅘︎xtiraam hawada siin

🅘︎ndhahaagu qurux iyo
🅨︎aaney aragti qiimayn!

🅨︎aan eray macaaniyo
🅐︎maan aan qalbiga jirin
🅐︎qligaaga lagu dagin!

🅡︎uuxna oofahaagiyo
🅤︎nugyada jidhkaagiyo
🅤︎urkaaga yuu hanan!

🅐︎xdi iyo hadii wacad
🅤︎u idiin dhexeeyana
🅐︎ad ha isku wada siin

🅚︎a adkow afkaagoo
🅐︎admigu sirtaadiyo
🅐︎rinkaaga yuu helin

🅐︎flagaado mooyee
🅐︎rxan kama helayside
🅠︎ofna iimahaagiyo
🅔︎elkaaga yuu garan

🅠︎arso anafo kugu taal
🅓︎adku yuuku eedayn
🅞︎o aamusnaantiyo
🅚︎u dadaal adkeysiga!

🅔︎ray iyo dhamaantii
🅦︎axa aad ogaataa
🅐︎rwaaxdaadu kaligeed
🅔︎helkaaga inay tahay

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 14, 2024 1,109 +2 +0.2%
February 21, 2024 1,107 -2 -0.2%
February 03, 2024 1,109 +2 +0.2%
January 17, 2024 1,107 -1 -0.1%
December 16, 2023 1,108 -1 -0.1%
November 07, 2023 1,109 -1 -0.1%
October 19, 2023 1,110 +2 +0.2%
October 11, 2023 1,108 -2 -0.2%
October 03, 2023 1,110 +2 +0.2%
September 25, 2023 1,108 -1 -0.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users