Ku jecliyaa dadkana kugu jecliyaa runtiina waxaan ka warwaraaya sidaan u noolaan doono adiga la’aanta marwalbana waxan ahaan doona mid adiga uun kaa fikirta🌹
╔═══❖•ೋ° -𓆈 °ೋ•❖═══╗
•𝗖𝗔𝗠𝗔𝗔𝗥 🌍𝗢𝗙𝗙𝗜𝗖𝗜𝗔𝗟 𝗖𝗟𝗨𝗕❤️
╚═══❖• ೋ° - 𓆈°ೋ•❖═══╝
⁍☬🅰︎𝐋𝗣𝗛ᗩ ⚔️ 🄴𝗠𝕻𝗜𝗥𝗘☠︎︎🏴☠️☬
🏛 𝖕𝖗𝖊𝖘𝖎𝖉𝖊𝖓𝖙🏛
. . . . ♕͇S͇H͇A͇R͇U͇U͇ B͇O͇Y͇☜ ︎︎︎. . . .
✓✓✓𝘾𝙖𝙢𝙖𝙖𝙧 𝙊𝙛𝙛𝙞𝙘𝙞𝙖𝙡 𝙘𝙡𝙪𝙗✓✓✓
الله أكـبر / سبـحان الله
👊👊𝗞.𝗥.𝗛.𝗦👊👊💚💭❤💚
🟩🟩🟩⬜⬜⬜⬜⬜
🟩🟩🟩🟦🟦☆🟦🟦
🟩🟩🟩🟥🟥🟥🟥🟥
╔═══❖•ೋ° -𓆈 °ೋ•❖═══╗
•⊰❂𝘾𝙖𝙢𝙖𝙖𝙧❦ ═══ •⊰❂🅵𝗔𝗠𝗜𝗟𝗬❦
╚═══❖• ೋ° - 𓆈°ೋ•❖═══╝
🟢🟢🟢⚪⚪⚪⚪⚪⚪
🟢🟢🟢🔵🔵🔵🔵🔵🔵 𝙆𝙍
🟢🟢🟢🔴🔴🔴🔴🔴🔴
☆𝐁𝐨𝐪𝐨𝐫𝐭𝐨𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐚𝐫𝐚𝐧𝐥𝐞☆
🟢🟢🟢⚪⚪⚪⚪⚪⚪⚪⚪
🟢🟢🟢🔵🔵🔵☆🔵🔵🔵🔵
🟢🟢🟢🔴🔴🔴🔴🔴🔴🔴🔴
Dunidaan aynu guudkeeda saaranahay waxa ku nool qomiyado kala duwan kuwaas oo aan isku diin, isku af, iyo isku dhaqan toona ahayn, balase wax ay kawada siman yihiin jaceylka, hinaasaha ama maseyrka iyo waxyaaba kale. Qarniyadii hore jaceylka waxaa uu ahaa mid ay dadku aad u qadariyaan aadna u qiimeeyaan.🌹
Waxaynu ognahay in dad badan ay u dhinteen jaceylka halka kuwa kalana dhibaatooyin badan kala kulmeen. Dadka baalka lama ilaabaanka ah ka galay taariikhda jaceylka waxaa ka mid ah jaceylkii Cilmi boodhari iyo Hodan, Qeys iyo leyla, Cantar iyo ceebla. Qarnigaan aynu ku jirno dad badani waxa ay aaminsanyihiin in jaceylku yahay wax jira, halka kuwa kalana ay u heystaan in jaceylku uu yahay wax aan jirin oo ku kooban afka oo kaliya oo aanan uurka jirin🌹
Runtii waxaan ahay qof duceysan, maxaa yeelay adiga ayaan ku heystaa.
Maanta la joogo, waxaan ku dhaartay gebi ahaanba inaad adiga ilahaato.
Waan ku doortay. Waana ku dooran doonaa weligeey. Bilaa hakad, bilaa shaki. Waan sii wadi doonaa inaan adiga ku doorto🌹
xiliga
maanta la joogana
xaalka aduun yaalo
xifaalo malaha xili
leys xisaabinaayo
xabaasha aaqiro
waaye ee xiskiina ku haaya🌹
Waxaa tahay nolosheyda, noloshuna dhadhan malahan adiga la,aantaa, anigana farxad lama deriso adiga la,aantaa.
Waxaad tahay iftiinkeyga, waxaad tahay muraayadii qalbigeyga, waxaa tahay mustaqbalkeyga, maanta, beri iyo weligeedba.🌹🌹
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
June 18, 2024 | 8,956 | +19 | +0.3% |
May 16, 2024 | 8,937 | +39 | +0.5% |
March 28, 2024 | 8,898 | +28 | +0.4% |
March 10, 2024 | 8,870 | +21 | +0.3% |
February 17, 2024 | 8,849 | +13 | +0.2% |
January 31, 2024 | 8,836 | +15 | +0.2% |
January 14, 2024 | 8,821 | -379 | -4.2% |
January 11, 2023 | 9,200 | -100 | -1.1% |
January 06, 2023 | 9,300 | -100 | -1.1% |
October 29, 2022 | 9,400 | -100 | -1.1% |