Abwaan Maxamed Cabdiqaadir(stanza).
Aayo ma leh qabyaaladi
Ummad lagu halaagiyo
Gacal Kala irdhoobiyo
Asaay iyo agoon iyo
Uur-xummey aloostaa.
Ammakaag waxa ohoo
Anfariirna igu riday
Dad hal Aabba uu dhalay
Oo wada Islaam ohoo
Ashahaado qirayoo
Haddana Kala irdhoobo
Is-uurdooxi abidkood
Waa xaaja-ugub iyo
Waxan horaba loo arag!
" ستعيش مره واحده على هذه الارض.
إذا اخطأت إعتذر وإذا فرحت عبّر ، لا تكن معقداً ، والأهم لا تكره ولا تحقد ولا تحسد وكن مع الله يكن معك.!...........❤🌼
Qof-kii (Ixtiraam) Iyo (Qadarin) ku muujiya wuukaallo qiimo badan yahay qof wax kusiiya.
(Soomaalinima inna wadda deeqda)
Wixii kahooseeya fadlan kor-u-hay.
قد نختلف مع النظام لكننا لا نختلف مع الوطن.
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
October 25, 2023 | 271 | +12 | +4.7% |
November 17, 2022 | 259 | -1 | -0.4% |
September 07, 2022 | 260 | +3 | +1.2% |
July 28, 2022 | 257 | +4 | +1.6% |
June 21, 2022 | 253 | +3 | +1.2% |
April 07, 2022 | 250 | +6 | +2.5% |
February 08, 2022 | 244 | +7 | +3.0% |
January 01, 2022 | 237 | +5 | +2.2% |