Ma caadaysan inaan hablaha niyada ka jabiyo waayo qalbiga dumarku waa sida muraayada oo kale hadii ay Mar dhulka ku dhacdan way jabaysaa marka inaa qalbiga ka jabiyo ma dhacayso🥹🫀🫡🫴🏻