๐๐๐Naftu raaxo jecelaa
Rafaad iyo dhib necbaa
Ruux ruux ka maqan yahay hurdada ku riimiyo
Biyo waali badanaa
Raggun naago jecelaa
Dumarkuna uroonaa
Hadana riiq dagaal iyo
Colaad raagto badanaa
Kolna wey is reebaan
Kolna wey is raadshan
Dhan uun mey is rAacaan๐
YAD Qiimo bEline Rohuna hAw CalaCalin
Hooyo ma jiro Erey Ama ficil ka Qiimo badan waa jaceylka
La sheego oo lsuuradeeyey waana Halka uu ku Abuurmo noole kastaa
Waa macalinaka ugu qaalisan ugan qiimah sareeya Dunida
Tababare iyo dhiirigaliye waana halka lsgugu geeyey naxariis oo dhan
Waa Halka qof EE Noole kastaa isku waada Raacsan yahay Qiimaheeda
Dadku iyga oo kala diin ah bey
Qiraan xata xaywaanadu way yaqaanana missanka hooyonimo
Waa koriso waa kabto kalkaliso iyo kaamisho Allow U gargaar oo u naxariiso hooyo mcn๐ญ๐คฒ