Proud 🦁 🟩⬜️🟥 🟩⬜️🟥
Maxaa diidaya in meel la iska dhigo khilaafaadka iyo shakiga oo dhan oo la isku raaco in raggu yihiin farxadda nolosha. !😌
Gabadhu marka ay dhalato, waxay aabbaheed u furtaa albaabka Jannada, marka la guursadana waxay dhammaystirtaa diinta seygeeda, marka ay hooyo noqotana, Jannadu waxay noqotaa labadeeda lugood hoostooda.
Hadda garoo, ma aha xaq uu reer galbeedku March 8th, 1910 siiyaye, waa xaq Allihii Iinsaanka abuuray uu dumurka ku gaar yeelay. Iyagu hadday doonaan maalin ha ugu magac dareene,
Mararka qaar waxaa ka jira gudaheenna ereyo oo aan u baahnayn dheg maqasha, laakiin u baahan qalbi dareema. 🥺🖤
waxaan ahay qofka kaliya ee hadii gabdhaha aduunku siiyaan nambarada taleefankooda, midna wicin.
~😎✋
"Ma garanayno dhulkee, qalbigee, iyo go'aankee inoo wanaagsan, balse waxa aan aaminsanahay in wanaaggu yahay waxa Eebbe noo dooray!"
🖤♾💍
Invited by: Mahda
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
September 21, 2023 | 535 | -16 | -3.0% |
October 29, 2022 | 551 | -5 | -0.9% |
August 25, 2022 | 556 | -3 | -0.6% |
July 19, 2022 | 559 | +3 | +0.6% |
June 12, 2022 | 556 | -17 | -3.0% |
May 05, 2022 | 573 | -5 | -0.9% |
March 28, 2022 | 578 | -9 | -1.6% |
January 29, 2022 | 587 | -6 | -1.1% |
December 22, 2021 | 593 | -2 | -0.4% |
November 14, 2021 | 595 | -9 | -1.5% |