Araweelo Cali on Clubhouse

Updated: Jul 18, 2023
Araweelo Cali Clubhouse
606 Followers
426 Following
Apr 22, 2021 Registered
@caaduur Username

Bio

Wiilkayga♥️FAHAD MAHDI GULED 🌹🤴

Ku mashulka qayrkaa qorshe dhamaba jira 😏
Kuu shekeye kaa shekeye hala shekaysan😎
The Bosska 🙏wanaagii oo qof ❤️❤️🥰💯💯💯🙏🙏
My Lil sis ❤️Asmiita Mustafe ♥️

❤️Somalilandr Lady😘 ♥️
Ilwaad dhoqoshay♥️

Clubhouse waxan usoo gala just for xaraabaysi iyo wakhti isku dhaafin 😎





Profile-ka maankayga
Picture-kaagi baa yaalla

Barandaha quluubtayda
Adaan kaaga dhigay parking.

Wadnihiyo adaa beerka
Barxaddiisa hore yeeshay✍️. My king 👑 ciiltire👑❤️😘💍❣️👩‍❤️‍👩




From


Yiroowe


Hadad kolba ruux jeclato cishqigu kaftan kula ahado Ada ku karaamo seegi






Qofna dunida kaama leh💯

Qofka aan isagu damin
Dayaxiisa himilada
Amma quus la dadab-galin
Rejadiisa duug dhigin
Ma ceshaan dabayluhu
Duufaan ma shili karo
Duruuftii adkaatiyo
Wakhti dabarka kuma xidho.

Hanka loo dedaal galo
Marka daacad laga yahay
Guushaada kuu dihin
Deegaan xumaadiyo
Dadku kaama celin karo
Dariiqaad maraysiyo
Dowga kaama lumin karo

Derajada Ilaahay
Bashar kaama dedi karo
Lama siin dammiinkana
Adoo diida mooyee
Libintaadu kuu dagan
Qofna dunida kaama leh.

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
July 18, 2023 606 -12 -2.0%
January 27, 2023 618 -26 -4.1%
September 29, 2022 644 -8 -1.3%
August 08, 2022 652 -11 -1.7%
July 02, 2022 663 -9 -1.4%
May 26, 2022 672 -13 -1.9%
April 18, 2022 685 -13 -1.9%
March 10, 2022 698 -27 -3.8%
January 12, 2022 725 -3 -0.5%
December 06, 2021 728 +39 +5.7%

Charts

Member of

More Clubhouse users