Butuco 🫥 on Clubhouse

Updated: Aug 27, 2023
Butuco 🫥 Clubhouse
876 Followers
852 Following
@butucodeyda Username

Bio

🖤
🆎girl⚔️👩🏻‍⚕️🫀🫁🧠

🧕aniga iyo 👳🏽‍♂️adi
waa qiso aysan
fahmi karin 👥iyaga

Jidka dookhu tilmaamo
Qalbi daacad u raacay
Ma yaqaan dib u jeedso

Naf danaysan daradaa
Naf jacayl u dulleeyay

Kuma quusato daadis
Daren baa ku amraaya

Inuu yeesho dulqaade
Halayaabin damiirka
Qofka didan ag jooga
🤫🤎🔐

Qofna maqiyano
qofka an is fahanay
dib ka xuamaday
waan ka tagaa
nolosheyda
caadiyan u wata


Ìñťààñ ķàmà ķàfťàmò❤🥰🔐
@mobarre
@haibarandee
@flawless_4
🧕curin Drs R.A
🧕qortay Drs R.A
Doobnimadu waa dahab
Doqon iyo Da’baan garan
Waa darajo qurux badan
Dadku uusan heli karin
Dood aanlahayn buuq
Damaashaadyo raynrayn
Waa Dowlad xoog badan.
😁😁

Waaan xanaaqaaa lkn😡
Waan naxariis badanahay🧕😪
Wax ma ilaawo lkn🧠
Dadka waan iska cafiyaaa🥰🙏
Qofkasta suu yahaaa 💗
Kula socdaaaa. 🧕👥


Maxay dantu ciishay gabaro 🧕
Duqaad iyo deeq laheedo 🧕👑
Dadkuna Doqon Moodayaan 🧕😢
Maxaa dayr cad geel habaaboo
Dibjirey uu cunay dugaagoo
Ninkii lahaa deydeyaa
Wakhtigu ways daba socdaa
Adigoo deganaa Abaar
Mar buu Dirir kuu da'aayoo
Daruuruhu kuu curtaanoo
xareed ku dabaalataa

Qunyar socod ayaan ahay 🚶‍♀️
Dadka waan qadariyaa 🙏🏾
Qabiilkana ma caabudo 🙄
Ma qiyaano Raga 👳🏻
Qoraal beena uma diro ✍️
Dadka kaan isqabanana 👥
Qaadirkaan udaayaa 👆
Qosol beena ma aqaan 😁
Ma qarsado waxaan qabo🤗
Waxaan ahay qof daacada 🧕
✌👉🤏🤝😘👩‍⚕️💖

🥺💯

Dadka Daacada Ah Doqomo
maaha✨
Ee Waxay U Malayan Inu
Qof Walba Leyahay Qalbi❤️
wanagasan 😢

💋👑🧕❤️👑

👸🏻cida aad noqon doonto aya ka muhiimsan 🧕cida aad ahaanjirtay 👩🏻‍⚕️ Ha joojin dadaalkaga ilaa inta aad naftaada ku faani doonto 👥dadka ha uga 🗣waramin 👩‍💻qorshayaashada ee 👀tus uun natiijadaad👩🏻‍🎓 🌍MaalinMaalmaha ☝️kamid ah dadki an ku 😼amini jirin waxay 👥dadka oga 🗣shekeyn doonan saad isku 🤝barateen xaaqiiqo 🤞👋💋👥🌍❤️👑



🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦
🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦
🟦🟦🟦🟦⭐️🟦🟦🟦🟦
🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦
🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦🟦
🔳
🔳
🔳
🤍
🔳
🔳
🔳
🤍
🔳
🔳
🔳
🤍
🔳
🔳
🔳
🤍 🔳🔳
🔳

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
August 27, 2023 876 +547 +166.3%
November 16, 2021 329 +4 +1.3%
October 08, 2021 325 +8 +2.6%
August 27, 2021 317 -1 -0.4%

Member of

More Clubhouse users