Ka shaqeynta hormarka, ilaalinta haybadda dadka diinta iyo dalka, isu keenidda soomaali weyn oo wad jirta🇸🇴
Facebook: Cabdinaasir Bootaan
Tix
Tigloojiyada tallaabsatay
Taar cirkaas ka taagatay
Tiktok inay ka taabsadeen
Tin madowdii ma og tihiin?
Surwaalkoo la isku toliyo
Xijaabkoo la tuuraba
Nafku tacaddi inay tahay
Tolkaygow ma og tihiin?
Tiraabaha toosnaanta leh
Tubtaas lagu tanaadayo
Tilmaan sadooy da'yarey
Taadu markay tahayoo
Tii Rabbi ay timaaddona
Taariikh sami hakaa taallo
Tir tir wixii horeetona
Towbaddu way furantahee.
Invited by: HB Kadir
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
November 20, 2023 | 250 | +13 | +5.5% |
November 05, 2022 | 237 | +14 | +6.3% |
August 28, 2022 | 223 | +3 | +1.4% |
July 22, 2022 | 220 | +2 | +1.0% |
June 15, 2022 | 218 | -1 | -0.5% |
May 09, 2022 | 219 | +4 | +1.9% |
March 31, 2022 | 215 | +4 | +1.9% |
December 26, 2021 | 211 | +3 | +1.5% |
October 10, 2021 | 208 | +10 | +5.1% |
August 31, 2021 | 198 | +93 | +88.6% |