Haddii aad iska dhax arki karto indhaheyga waad ogaan laheed inta aan ku jacelahy❤️🥺Boos gaar ah ayaad ku ledahey Qalbigeyga💗Waan ku jeclaan donaa waligeey😥Uma baahni kumanan sababood si aan u dareemo in aan kugu weynahah waxa dhan Ee aan rabo waa in aan dunida kugula Nolaadaa waxa tahay iftinkii Nolasheyda✨🌍jaceylka aan ku qabo waligii Ma dhamaan doono🥺 Haddi aan ahaan lahaa ilamadaada😥waxan ku dhici lahaay bishimahaaga Balse haddi aad adiga ahaan laheed ilmada indhaheyga😰waligey ma oyn laheen☺️Maadaama aan ka cabsanayo in aan ku waayo🥺❤️
if the data has not been changed, no new rows will appear.
| Day | Followers | Gain | % Gain | 
|---|---|---|---|
| September 24, 2023 | 508 | +109 | +27.4% | 
| October 24, 2022 | 399 | +6 | +1.6% | 
| August 23, 2022 | 393 | +47 | +13.6% | 
| July 17, 2022 | 346 | +17 | +5.2% | 
| June 10, 2022 | 329 | +3 | +1.0% | 
| May 03, 2022 | 326 | +21 | +6.9% | 
| March 26, 2022 | 305 | +74 | +32.1% | 
| January 27, 2022 | 231 | +64 | +38.4% | 
| December 20, 2021 | 167 | +49 | +41.6% |