"Wallee nimuu ilaahay qadshaan,Qolo wax siinaynin
-Wallee naag qab-weyn iyo rag baan,Qiro heshiinaynin
-Wallee qoys basari leedahaan,Waana qurux yeelan
-Wallee milic nin ay qabatay baan,Dhididku qoyn waayin
-Wallee qaaxo nimay hayso baan,Soo qufaci waayin!
if the data has not been changed, no new rows will appear.
| Day | Followers | Gain | % Gain |
|---|---|---|---|
| September 08, 2023 | 57 | +8 | +16.4% |
| October 13, 2022 | 49 | +3 | +6.6% |
| August 17, 2022 | 46 | +6 | +15.0% |
| July 11, 2022 | 40 | +2 | +5.3% |
| June 04, 2022 | 38 | +4 | +11.8% |
| April 27, 2022 | 34 | +5 | +17.3% |
| March 20, 2022 | 29 | +3 | +11.6% |
| December 15, 2021 | 26 | +7 | +36.9% |