Black 🫶Girl on Clubhouse

Updated: Apr 26, 2024
Black 🫶Girl Clubhouse
1.1k Followers
1.1k Following
@blackgirl2 Username

Bio

🥰👑ADAL EMPIRE 👑🫶


"Naftayda ayaan ka raalli galinayaa dooq xumadaydii aan u dooray dadka qaar"😳🥺😡


Ku raaxayso daqiiqad kasta oo ku soo marta noloshaada' maanta ayaad leedahay ee bari maaha' u noolow sida ilahay raalliga ka yahay waxaad helin nolosha aad jeceshahay "🍂

"Wax kasta been way sheegi karaan marka laga reebo indhaha"

"Qalbiyadeena waxa ka buuxa fariimo aan la dirin"

"Qofkii ku daneeya danee kii aan ku danayna faraha ka qaad' jacaylku waa qurux badan yahay balse karaamada ayaa ka qurux badan"
🥀


"Ma jiro qof ku dareen siin kara liidasho ogolaanshiyahaaga la'aantiis"
🥀

Haddii dunida wax noqo la i oran lahaa, waxa aan noqon lahaa ilin ka dhalata indhahaaga oo ku nool dhabanadaada, kuna dhimata dibnahaaga🥀😍♥️


𝙃ᴀᴋᴀ ʀᴀᴀᴅɪɴ ᴊᴀᴄᴀʏʟ 𝙤ᴀʟʙɪʏᴀᴅᴀ ɢᴀᴀᴊᴇʏ𝙨ᴀɴ ,ʜᴀᴅɪɪ ᴀʏ ᴅʜᴀʀɢᴀᴀɴ ᴡᴀʏ ᴋᴜ ᴛᴜᴜʀɪ ᴅᴏᴏɴᴀᴀɴ💔ʟᴀᴀᴋɪɪɴ ᴋᴀ ʀᴀᴀᴅɪ 𝙤ᴜʟᴜᴜʙ ᴅᴀᴀᴄᴀᴅ ᴀʜ ʜᴀᴅɪɪ ᴀʏ ᴋᴜ 𝙅ᴇᴄʟᴀᴀᴅᴀᴀɴ ,ᴡᴀʏ ᴋᴜ ɪʟᴀᴀʟɪɴ ᴅᴏᴏɴᴀᴀɴ❤️😙

"Mararka qaar waxaad dib u eegaysa wixii aad soo dhaaftay waxaad ogaanaysaa inaad wax badan oo aan ku wanaagsanayn aad ka badbaaday"

"Miyaanay layaab ahayn inaad maalin waliba u murugooto sababo isku mid ah"?

U yeesha karti iyo awood ka maarmida aay idinka maarmeen maskaxdiinana ka saara xasuusahooda xitaa hadii aay tahay kuwa qurux badan
Darajadaadu in lagaa tago ma ahan hadii badalkaaga la helo.....💢🔥

“Dadka kuwa ugu dhaqanka xumi waa, kuwa marka ay
kaa cadhoodaan wanaaggaaga inkira, sirtaada faafiya,
noloshaadana diida, wax aanad alhaynna kaa sheega."

Isku day inaad tahay qof guulaysta oo isku kalsoon.🌱
si fiican u dhegeyso naftaada,
oo tirtir erayada niyad-jabka ah,
Niyada sare waa masuuliyadaada oo keliya!

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 26, 2024 1,181 +3 +0.3%
March 17, 2024 1,178 +3 +0.3%
February 24, 2024 1,175 +3 +0.3%
February 07, 2024 1,172 +4 +0.4%
January 20, 2024 1,168 +1 +0.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users