Afka ay ummadi ku hadashaa waa labada tiir ee fekerkoodu ku qotomo, haddii aynnaan lahayn af dhisanna, ma yeelanayno feker dhisan oo dhammaystiran.
Murti
Hadal sii dheh baa dilay
Hadalka waa loo baxaa, waa laga bogtaa, kadibna waa la dhigaa, lakiin haddii aad marba tidhaahdo imikana mid aan ilaaway baan ku darayaa oo aad soo noqnoqoto ujeeddadu way dhimanaysaa
Hadal wuxuu dux leyahay
Marka daacad loo dhaho
Maahmaah mug weyn
Dumarkana raggaa kala kaxeeya raggana wakhtigaa kala kaxeeya.
La jafjaftaa la jiid-jiitaa hadhow😂 M.B
Dadkii Hore Markay Labo Qof is Jeclaadaan Ee Ay Xidhiidh Yeeshaan Waxay isku Casuumi Jireen Qalbiga
Halka Dadka Hada Jooga Markay Labo Qof is Jeclaadaan Ee Ay Xidhiidh Yeeshaan Ay Profile-ka isku Casuumaan. 😀
rabbi talo u daa.