Aşkım Benim on Clubhouse

Updated: Aug 13, 2023
Aşkım Benim Clubhouse
49 Followers
43 Following
@benim4 Username

Bio

Ixtramka iyo daryeelka wax la dalbado ma aha free ku hel ama iska fogow mesha ka weyso .

كن مختلفآ حتى لو كنت وحيدآ.


Ula dhaqan dadka waxa aad ka aragto ee ha kula dhaqmin waxa melaha aad ka maqasho.

Dadka dhan ma awoodo ina ka farxiso lkn waxa awooda in aadan qofna dhib u geysan.

In aadan dadka nolshooda ku mushqulin wa qeeb edebta iyo akhlaaqda ka mid ah.


U isticmaal afkaaga kaliya labo shay _ dhoola cadee si aad dhibaatada u joojiso, aamusnaan si aad dhibaatada uga gudubto🤐






Kala badh hal-abuurnimadaadu way dhiman doontaa haddii aad ka fikirto fikirka dadka kale. Xasuusnow inaad leedahay xagal aad keligaa wax ka arki karto.





Ahow qof wanagsan xitaa hadii adan wax wanagsan waliga la kulmin dadka dartood ha u noqon ee u noqo Illhy dartiis waayo lllahy wuxu jecelayahay dadka wanagsan.



Qofka gudaha ka wasakhaysani, ma suuraysto in ay jiraan dad wanaagsani.”





Waxay waydiiyeen qof dumar ah oo caaqilad aheed maxaad uga aarsan weyday kuwa ku xumeeya? waxay ugu jawaabtay iyadoo qoslaysa,
"xikmad miya ku jidha haduu ey ku qaniino ina qaniinto"??

Member of

More Clubhouse users