Ilyaaz Holac on Clubhouse

Updated: Jul 23, 2023
Ilyaaz Holac Clubhouse
64 Followers
64 Following
@basodhalo Username

Bio

👂👂Dhageysiga ku wacanaa
Codadka tolmoon 🥁🎻🎼🎵🎶


GEESIGA WAXBA
MA DHIBATEYO
QOFKA LIITA
AYAA DHAGAR BDN


HABLA ZABANKAN KULANOO KULA KULAMABA SIMAAYEE KALGACALKAN AAN SIDO TAAN KALI KU SOORAAY

TALLO IGA QAADO ::
((Noloshu waa halgan. Qof karti badan oo isku filan noqo. Inta aad iska taqaan cid kaa taqaano ma jirto, inta aad isla rabtana cid kula rabto ma jirto. Hortaada haay, dantaada aqoonso, caqligaaga miisaan ogow halka aad u socto. Hadii aad maalin hal tilaabo gadaal u dhacday. Maalinta xigta labo tilaabo horay u qaad.


Damiirku ruuxuu shaqeeyaa
In badan damqada 🙌

Member of

More Clubhouse users