Baasha on Clubhouse

Updated: Oct 1, 2023
Baasha Clubhouse
311 Followers
139 Following
@baasha.1 Username

Bio

وَلَا تَقْفُ مَا لَيْسَ لَكَ بِهِ عِلْمٌ ۚ إِنَّ السَّمْعَ
وَالْبَصَرَ وَالْفُؤَادَ كُلُّ أُولَٰئِكَ كَانَ عَنْهُ مَسْئُولًا"

Ha raac-raacin wax aan dan kuugu jirin ama cilmi kugu soo kordhinaynin waayo maqalka iyo araga iyo qalbigaba waa kuwo layskula xisaabtami doono Oo lays waydiin doona...
"

بَلِ الْإِنسَانُ عَلَىٰ نَفْسِهِ بَصِيرَةٌ '
"In saanku isaga ayaa u xog o gaalsan naftiisa"

Waxba ku tari mayso ammaanta kuwa wax ammaanaa marka ay kugu sheegaan wax aanad ahayn, sidoo kalena waxba kaa dhimi mayso eedda kuwa wax eedeeyaa haddii ay kugu tuhmaan wax aanad ahayn.

Si kasta oo uu u wanaagsan yahay insaanku, waa hubaal in uu jiro mid necebi, xataa Nebiyadii Ilaahay ma wada jeclayn dadku.

Si walba oo uu u xun yahay qofku, waxa la soo helayaa kuwo jecel, xataa Fircoon iyo Namruud dad ayaa u sacabba tumi jiray.

كُتبَ الموت على الخَلقِ فكمْ ** * فَـلَّ من جيشٍ وأفنى من دُوَلْ
أيـنَ نُمـرودُ وكنعانُ ومنْ * * * مَلَكَ الأرضَ وولَّـى وعَـزَلْ
أيـن عادٌ أين فرعونُ ومن * * * رفـعَ الأهرامَ مـن يسمعْ يَخَلْ
أينَ من سادوا وشادوا وبَنَوا * * * هَـلَكَ الكلُّ ولـم تُـغنِ القُلَلْ
أينَ أربابُ الحِجَى أهلُ النُّهى * * * أيـنَ أهـلُ العلمِ والقومُ الأوَلْ
سيُـعيـدُ الله كـلاً منـهمُ * * * وسيَـجزي فـاعلاً ما قد فَعَلْ
إيْ بُنيَّ اسمعْ وصايا جَمعتْ حِكمـاً* * خُصَّتْ بهـا خيرُ المِللْ
أطلبُ العِلمَ ولا تكسَلْ فمـا * * * أبعـدَ الخيرَ على أهـلِ الكَسَلْ
واحتفـلْ للفقهِ في الدِّين ولا * * * تـشتغلْ عنـهُ بـمالٍ وخَـوَلْ
واهـجرِ النَّومَ وحصِّلهُ فمنْ * * * يعرفِ المطلوبَ يـحقرْ ما بَذَلْ
لا تـقلْ قـد ذهبتْ أربابُهُ * *** كلُّ من سارَ على الدَّربِ وصلْ
في ازديادِ العلمِ إرغامُ العِدى * * * وجمالُ العلمِ إصـلاحُ العمـل

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
October 01, 2023 311 +43 +16.1%
June 08, 2022 268 -1 -0.4%
May 01, 2022 269 -2 -0.8%
March 24, 2022 271 -6 -2.2%
January 25, 2022 277 -1 -0.4%
December 18, 2021 278 -3 -1.1%
November 10, 2021 281 +18 +6.9%
October 03, 2021 263 +18 +7.4%
August 18, 2021 245 +49 +25.0%

Charts

Member of

More Clubhouse users