ƝąƖƙą Ɲʋʋɾ ცąɖąŋ on Clubhouse

Updated: Apr 19, 2024
ƝąƖƙą Ɲʋʋɾ  ცąɖąŋ Clubhouse
1k Followers
1k Following
@ayna59 Username

Bio

🇵🇸
꧂ بســــــــم ﷲالرحمن الرحيـــــــم꧂
❤ 🤲الحمد لله على كل حال 🕋

نبينا محمد صلى الله عليه وسلم
ﷺﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ




Heersare hadii aad rabto
Hormar doonayso
Nafta waa la howla
Fudeyd haakah lagu waaye
Halgan ba la galiya in badan
Heegan la baraaye
Waxan hamigu ka donayo
Laabtu hibanayso
Habeen qudha
Hadii aadan u dhixin
Hurdo una seegin
Howl yaridan lagu waa
Waxey donto hamadadu
Haadka hawada dulaya
Caada heehaabaya
Dadaal iyo hadii aan hurin
Socod hayaan dheer leh
Hilbo tuuran iyo ciidiyo mahelo
Xoolo laga hoyday.



Inaad hawo been ah raacdo inaad hubisaa ka fiican💯✅✍️

Noloshu waa halgan. Qof karti badan oo isku filan noqo. Inta aad iska taqaan cid kaa taqaano ma jirto, inta aad isla rabtana cid kula rabto ma jirto. Hortaada haay, dantaada aqoonso, caqligaaga miisaan ogow halka aad u socto. Hadii aad maalin hal tilaabo gadaal u dhacday. Maalinta xigta labo tilaabo horay u qaad.


Qof markuu qiimahayga yaserto qofkuu doono ha noqdee anigana noloshayda wan ka tira





❤🥰Qof wanagsan marka nolosha lawadagtid. ❤🫀❣
Nasiibku marku kusiyo naftada naftii fahmayso waxad noqotaa ruux buuxa .🥰 🥰❤😍😘

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 13, 2024 1,045 +2 +0.2%
February 20, 2024 1,043 +2 +0.2%
February 02, 2024 1,041 +2 +0.2%
January 16, 2024 1,039 -1 -0.1%
December 31, 2023 1,040 +3 +0.3%
December 01, 2023 1,037 -63 -5.8%
July 08, 2022 1,100 +100 +10.0%
June 20, 2022 1,000 +5 +0.6%
May 14, 2022 995 +278 +38.8%
April 06, 2022 717 +169 +30.9%

Charts

More Clubhouse users