✪ شهيدة الاسلام on Clubhouse

Updated: Apr 26, 2024
✪           شهيدة الاسلام Clubhouse
1.3k Followers
126 Following
@ayeyo-axado Username

Bio

IMaamka xaramka xaaskisa 🥰❤️🧕

WIILKA XARAMKA TUJIN DOONO MUSTAQBLKA HOYADIISA❤️🤵


شهيدة الاسلام
Xurulceyn dunida marti ku ah 🥰❤🧕


1. Dadka ilaahay ka cabsada waxa
loogu bushaareeyey khayr oo dhan.
(الذين آمنوا وكانوا يتقون لهم البشرى)

2. Dadka ilaahay ka baqa wuu kaalmaynayaa wuuna caawinayaa.
( إن الله مع الذين اتقوا والذين هم محسنون)

3. Dadka ilaahay ka baqa wuxuu ku
arsaaqayaa inay cilmiga fahmaan oo ku
toosaan ilaahayna waa toosinayaa swt.
(يا أيها الذين آمنوا إن تتقوا الله يجعل لكم فرقانا ).

4. Dadka ilahay ka baqa wuxuu
ka tirtiraa xumaantii ay sameeyeen.
(ومن يتق الله يكفر عنه سيئاته ويعظم له أجرا )

5. Dadka ilaahay ka baqa wuxuu
u sahlaa arimahooda.
(ومن يتق الله يجعل له من أمره يسرا)

6. Cidii ilaahay ka baqdaa way
liibaanaysaa aakhiro iyo aduunba.
(واتقوا الله لعلكم تفلحون )

7. Cidii ilaahay ka baqda wuxuu ka
faydayaa dhibaatada iyo kurbada.
(ومن يتق الله يجعل له مخرجا )

8. Cidii ilaahay ka baqda wuxuu ka
arsaaqayaa meel aanu ka filayn.
(ويرزقه من حيث لا يحتسب )

9. Cidii ilaahay ka baqda wuxuu ka
badbaadinayaa cadaabka iyo ciqaabka.
(ثم ننجي الذين اتقوا )

10. Cidii ilaahay ka cabsata wuxuu
helayaa sharaf iyo fadli.
(إن أكرمكم عند الله أتقاكم ).

11. Cidii ilaahay ka cabsata wuxuu ku
kaalmaynayaa sarayn dadka kale ay ka sareeyaan.
(والذين اتقوا فوقهم يوم القيامة)

12. Cidii ilaahay ka cabsata ilaahay
ayaa jeclaanaya waana ta ugu wayn.
(إن الله يحب المتقين)

13.Cidii ilaahay ka cabsata wuxuu u
saafiyeynayaa quluubtiisa wuxuuna ka
koryeelayaa qalbi qalalka iyo xumaanta.
(فإنها من تقوى القلوب)

14. Cid aan ilaahay ka cabsan waxba kama aqbalo.
(إنما يتقبل الله من المتقين )

15. Cidii ilaahay ka cabsataa maalinta
qiyaame dhibkeeda aamin ayay ka yahiin.
(إن المتقين في مقام أمين)

16. Cida ilaahay ka cabsataa waxay
helayaan liibaanta iyo nicmada rabi.
(إن المتقين في جنات وعيون)

Yaa Allah nagu arzuq cabsidaada…

“Wixii uu Rasuulku SCW idin siiyana ee amar ah qaata wixii uu idinka reebayna ka hara.”

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 26, 2024 1,344 +5 +0.4%
March 17, 2024 1,339 +7 +0.6%
February 24, 2024 1,332 -2 -0.2%
February 07, 2024 1,334 -1 -0.1%
January 21, 2024 1,335 +2 +0.2%
December 19, 2023 1,333 +3 +0.3%
November 09, 2023 1,330 -1 -0.1%
October 13, 2023 1,331 +1 +0.1%
September 27, 2023 1,330 -2 -0.2%
September 19, 2023 1,332 -1 -0.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users