K̶✰B̶ Q̶A̶N̶C̶I̶Y̶E̶ on Clubhouse

Updated: Jan 29, 2024
K̶✰B̶ Q̶A̶N̶C̶I̶Y̶E̶ Clubhouse
3.1k Followers
2.5k Following
@ascwcsmafiicnty Username

Bio

Nin tuga ayaa gabadh guursaday subaxii markuu
shaqo tagay ayuu la soo waayay habeenkii isaga oo fara madhan ayuu guriga imid wuxuu arakay hilib dabka
saaran isaga oo yaaban ayuu waydiiyay.
Tuugii: xbb xageed ka keentay waxba kuguma ogaynee.
Xaaskii: adhi xagan marayay baan ka soo reebay waxaan is dhahay aajiga yaanu gaajo u dhiman.
Intuu qoslay kulahaa "indho isku waaraya ayaynu
leenahay xbb"
Labadii isla keenasaa korkay

Member of

More Clubhouse users